ISLAAMKU WAA DHOWRAHA XUQUUQDA NAFLAYDA
Islaamku wuu kasoo horjeedaa mana ogola xad-gudub walboo lagula kaco ruux bani'aadam ah Muslim iyo Gaal midkuu doono ha ahaado e, islaamku wuxuu qof...
ISLAAMKU MA AHAN CIRIIRI CABURIYA DADKA
Islaamku wuu ka fog yahay ciriiriga, is caburinta iyo qofka in lagu qasbo waxa uusan rabin taa badelkeedana wuxuu aad udhiiri galinayaa ixtiramka iyo...
DANBIYADA IYO FAA’IIDOOYINKA TOWBAD KEENKA
Beeca xagga sharciga waa kala beddelasho laba shey si sharci ah. Beecu waa saddex shey oo kala ah:
Beec shey ceyn xaadir ah beeciisu...
Ururka Suxufiyiinta IFJ oo Cambaareeyay falalka lagu bartilmaameedsaday Suxufiyiinta deegaanada Somaliland
Ururka Suxufiyiinta Caalamka ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano IFJ ayaa si aad ah u cambaareeyay falalka guracan ee lagu bartilmaameedsaday Suxufiyiinta...
XUSKA MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED.
Barre ama Macalin waa midka gaarsiiya bulshada himiladeeda runta ah oo ka badbaadiya bulshada uu dhexjoogo mugdiga iyo Jahliga, oo sidoo kale Gaarsiiya ummadda...
MAXAA HORTAAGAN IN LAGA HORTAGO GUBASHADA SUUQYADA SALDHIGGA U AH DHAQAALAHA SOOMAALIDA
Gawaarida ama baabuurta dabdamiska iyo kuwa ambalaasta loo yaqaan waa kuwa u diyaarsan badbaadinta nafta iyo hantida dalka, qaranka iyo ummadda somaaliyeed waxay dowladda...
AMNIGA GOBOLKA BANAADIR OO U BAAHAN IN KOR LOO QAADO
Muwaadin Feejignoow xilliyada ay dagaalladu ka jiraan dalkaada iyo dadkaaga dhexdiisa ,
Mar haddii ay jiraan howgallo iyo dagaallo ka soconaya gobollada iyo degmooyinka ku...
DHIBAATOOYINKA LAGA DHAXLO MARQAANKA
Dalka Soomaaliya waxaa marba marka kale ku soo badanaayo dadka isticmaala muqaadaraadka kala duwan ee dalka soo gala.
Muqaadaraadka ayaa inta badan waxaa lagu iibiyaa...
Wasiir Daa’uud Aweys: Inta ay nool yihiin taliyeyaal Suulnuug oo kale ah waxaa hubaal...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa-uud Aweys Jaamac oo ka qeybgalayay kulan loogu duceynayay shahiid Taliye Suulnuug ayaa sheegay in uu ahaa...
Labo Badmaax oo ka tirsan Ciidanka Mareykanka oo lagu waayey Xeebaha Soomaaliya
Labo badmaax oo ka tirsan ciidamada badda ee Mareykanka ayaa lagu la’yahay biyaha badda ee u dhow xeebaha Soomaaliya, sida maalinimadii shalay lagu sheegay...










