Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Shir guddoomiyay kulan guud ee Golaha Shacabka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan ku-xigeenadiisa ayaa maanta waxaa uu shir guddoomiyay kalfadhiga...

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS oo shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad ee Golaha Aqalka Sare

0
-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay weheliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad kulankiisa...

SOO KABASHO DHAQAALE EE DALKEENA

0
Adduunyada waa harka labadiisa galin dhaqaaluhuna waxaa ku yimaada isbaddallo soo kabashada dhaqaalahana waxa uu u baahan yahay waxqabat badan iyo dadaal si taasi...

DALAGGA DALKEENA DEEQ NOOGU FILAN

0
Soomaaliya waxa ay leedahay dhul-beereed xadigiisa lagu qiyaasay 8.9 malyan oo hektar, taas oo dalkeena ka dhigaysa in uu leeyahay carro-san oo ku wanaagsan...

Madaxweyne Xasan Sheikh”Soomaaliyeey dhulka yuusan ina dhaafin ee aan difaacano”,

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay ku sugan yihiin in ay difaacdaan oo...

DOORASHO DADWEEENE IYO DOORKA SHACABKA

0
Africa intabadan waxaa ka dhaca is qab-qabsi doorasho oo mararka qaarkood ay sababaan dagaal sokeeya taasina waxa ay tahay faham la aanta democracy eek...

WARBIXINTA TODDOBAADLAHA EE DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtey kadib markii uu magaalada London kaga soo qeybgaley shirka caalamiga ee ka hortagga...

ISLAAMKU WAA DHOWRAHA XUQUUQDA NAFLAYDA

0
Islaamku wuu kasoo horjeedaa mana ogola xad-gudub walboo lagula kaco ruux bani'aadam ah Muslim iyo Gaal midkuu doono ha ahaado e, islaamku wuxuu qof...

ISLAAMKU MA AHAN CIRIIRI CABURIYA DADKA

0
Islaamku wuu ka fog yahay ciriiriga, is caburinta iyo qofka in lagu qasbo waxa uusan rabin taa badelkeedana wuxuu aad udhiiri galinayaa ixtiramka iyo...

DANBIYADA IYO FAA’IIDOOYINKA TOWBAD KEENKA

0
Beeca xagga sharciga waa kala beddelasho laba shey si sharci ah. Beecu waa saddex shey oo kala ah: Beec shey ceyn xaadir ah beeciisu...