Wararka Gudaha

IGAD oo 18-ka bishaan kulan ka yeelanaya damaca Itoobiya ee badda Soomaaliya

0
Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ah Guddoomiyaha Ururka IGAD ayaa kubaaqay shir deg deg ah oo looga hadlayo Damaca Guracan ee Itoobiya...

Maraykanka iyo UK oo duqaymo ka geystay Dalka Yemen

0
Ciidamada Maraykanka iyo Ingiriiska ayaa bilaabay duqeymo xagga cirka ah oo ka dhan ah Xuutiyiinta Yemen kuwaas oo lagu bartilmaameedsanaayey kaydadka hubka, difaaca hawada...

Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo garab istaagtey Soomaaliya

0
Boqortooyada Sacuudi Carabiya bayaan ka soo baxay oo looga hadlay damaca dowladda Itoobiya ee badda Soomaaliya ayaa garab istaag xooggan loogu muujiyay Dowladda Federaalka...

Booliska gobalka Banaadir oo mamnuucay Beensalka muraayada hore ee Bajaajta lagu xiro

0
Taliska Qeybta Guud ee Booliska gobalka Banaadir oo amar ka soo baxay ayaa dhamaan wadayaasha Moota Bajaajta ee ku dhaqan Caasimada iyo nawaaxigeeda waxaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Fei Shengchao. Danjiraha Shiinaha ayaa madaxweynaha...

Dowladda Shiinaha oo taageertay DFS kana hortimid damaca Itoobiya ee Badda Cas

0
Dowladda Shiinaha oo markii ugu horreysay ka hadashay damaca dowladda Itoobiya ee Badda Cas, ayaa waxa ay taageero u muujisay dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada...

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya oo la kulmay danjiraha Hindiya

0
-Danjire Jabril Ibrahim Abdulle ayaa la kulmay H.E. Namgya Khampa, Danjiraha Hindiya u fadhiya Kenya. Labada masuul ayaa ka wada hadlay arrimaha laba geesoodka...

Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo xeer lagu dhiirigalinayo dhammaan Shaqaalaha dowladda soo saartay

0
Warqoraal ah oo ka soo baxay xafiiska re’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu yirii xukuumada federaalka Soomaaliya oo dhiirigelinaysa dhammaan Shaqaalaha dowladda waxay soo saartay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xaaladda gobolka kala hadlay Ergeyga midowga Yurub

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowyga Yurub  Marwo Annette Weber. Madaxweynaha iyo Egeyga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay Bannaanbaxa

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Ku xigeenadiisa iyo Xoghayaha Guud ayaa kumanaan ka tirsan...