Madaxweynaha Jabuuti oo Cambareeyay weerarkii ka dhacay xerada janeraal Gordan ee Muqdisho
Jabuuti:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti, mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa si kulul u cambaareeyay falkii argagaxiso ee shalay ka dhacay xerada Jeneraal...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Dubia uga qeybgalaya Shirka Sanadlaha ah Hey’addaha Maaliyadda Carabta
Dubai:- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan dalka Isutaga Imaaraatka Carab ayaa ka qeyb galay furitaanka shirka...
Mareykanka oo cambaareeyay weerarkii argagaxiso ee lagu dilay tababarayaal Imaaraadka iyo askar Soomaali ah
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqisho ayaa war kasoo saartay toogashadii xalay ka dhacday gudaha xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho, taas oo lagu dilay...
Qatar oo ku guuleysatay koobka Asian Cup 2023 oo 3-1 ku garaacday Jordan finalka.
Xulka Qatar ayaa markii 2-aad oo xiriir ah ku guuleystay koobka Qarammada Qaarada Aasiya kaddib markii ay 3-1 kaga adkaadeen dhigooda Jordan. Weerar yahanka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyeeyay Sarakiisha Imaaraatka ee ku dhintay Weerarkii Muqdisho
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi u diray dowladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee...
Madaxweyne Xasan oo Isbitaalka Erdogan ku booqday dhaawacyada Saraakiisha Imaaratka
Madaxweynaha Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada Saraakiisha Imaaratka ee galabta ku dhawaacmay falka...
Madaxweynaha JFS oo Imaaraatka uga tacsiyeeyay geerida saraakiil lagu dilay Muqdisho
Madaxeynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dowladda iyo shacabka Imaaraatka Carabta uga tacsiyeeyay geerida saraakiil dalkaasi u dhashay oo caawa lagu...
Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan gobolka bay ayaa dilay maleeshiyaad khawaarijta ka tirsan
Baydhabo- Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 45-aad ee guutada 8-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal burburin ah waxay ay ka sameeyeen qaar kamid...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo gaadiid Caafimaad ku wareejiyay wasiirka Caafimaadka Hirshabeelle
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa maanta labo Gaari oo nooca gargaarka deg degga ah...
Wasiir Fiqi oo Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka la wadaagay qorshaha dowladda ee doorasho...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kulan la qaatay hawlwadeenada Guddiga madaxa...










