Xulka Ivory Coast oo Ku Guuleysatay Koobka Qaramada Afrika
Xulka kubadda cagta ee qaranka Ivory Coast ayaa ku guuleystay Koobka Qaramada Afrika kadib markii finalka kaga adkaadeen 2-1 dhiggooda Nigeria, waxaana guushooda go’aamiyey...
Infantino iyo Wenger oo ammaanay horumarka kubbadda cagta Soomaaliya
-Guddooomiyaha xiriirka kubbadda cagta soomaaliyeed mudane Cali Cabdi Maxamed ayaa la kulmay madaxweynaha kubbadda Cagta aduunka Gianni Infantino iyo Arsen Wenger oo FIFA u...
Xildhibaannada labada Aqal oo maanta ka doodaya waxka bedelka Dastuurka dalka
Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Maanta oo Isniin ah ay kulan wadajir ah ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xildhibaanada Haweenka ah ee labada Aqal BJFS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan wadatshi ah kula qaatay Xildhibaannada haweenka ah ee ka tirsan Golaha shacabka iyo Aqalka...
Dowladda Türkiye oo si kulul u cambaareysay weerarkii ka dhacay xerada Jeneraal Gordan
Ankara:- Dowladda Türkiye ayaa si kulul u cambaareysay falkii Argagixiso ee shalay lagu beegsaday xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho.
Qoraal ay soo saartay Wasaaradda...
Guddiga Arimaha Gudaha ee Golaha Shacabka oo su’aalo weydiiyey Agaasimaha Hay’adda Socdaalka
Guddiga arrimaha gudaha, amniga iyo maamulada gobolada ee Golaha Shacabka ayaa Maanta kulan ku yeeshay Xarunta Golaha iyo Guddiyada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka...
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Gaadiid Caafimaad ku wareejisay Ciidanka Asluubta & Gobolka Banaadir
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa maanta hal gaari oo nooca gargaarka deg degga ah ku...
Wasiir Cali Balcad oo warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Kenya
Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda, ahna Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa nuqul ka mid ah warqadaha...
Wasiirka Dhallinyarada oo ka qeyb galay shirka Wasiirrada dhallinyarada ee Wadamada Carabta
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Mudane Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta kaga qayb-galay...
Maamulka Gaalkacyo oo soo saaray fariin culus oo ku aadan nadaafadda degmada
Gaalkacyo– Maamulka degmada Gaalkacyo ayaa maanta fariin culus u diray dadka wax u dhimaya nadaafadda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, waxayna arrintaasi ka...










