Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday qaar ka mid ah suuqyada Caasimadda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuurgalaya xaaladda amni ee caasimadda dalka ayaa xalay booqday qaar ka mid ah Suuqyada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay danjiraha Emaaraat-ka u jooga Soomaaliya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday Safaraadda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho ayaa kulan is-xogwareysi iyo tacsiyeyn ah la qaatay Danjire...

Wasiir Fiqi oo kulan la yeeshay Xildhibaannada & Siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka Awdal

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa xafiiskiisa kula kulmay Xildhibaanno iyo Senatorro ka tirsan barlamaanka Federaalka Soomaaliya...

Dowladda oo shacabka u abaabulaysa arrimaha horutabinta u leh Qaranka

0
Ku simaha Ra’iisal wasaaraha, ahna Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Axmed Jaamac oo guddoomiyey shir ku saabsan xoojinta xiriirka wada shaqayneed ee...

Muhiimad intee la eg ayuu Soomaaliya u leeyahay heshiiska ku biirista ururka EAC ee...

0
Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay ururka dhaqaalaha bulshada Bariga Afrika ee ( EAC), kaas oo ah mid ka mid ah udub-dhexaadyada Midowga...

Wasiirka Gaashaandhigga oo khadka taleefonka kula hadlay Wasiiru Dowlaha Difaaca ee Imaaraadka Carabta

0
Wasiirka Difaaca JFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo khadka taleefonka kula hadlay Wasiiru Dowlaha Difaaca ee Dowladda aan walaalaha  nahay ee Isutagga Imaaraadka...

Ummadda Soomaaliyeed maxay ka faa’ideysaa in Dastuurka la ansixiyo?

0
Lataliyaha Madaxweynaha ee arrimaha Dastuurka Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dib u eegista Dastuurka KMG ee ay wadaan Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka...

Labada gole oo maanta billaabay ka doodista cutubyada wax kabadalka lagu sameeyay ee Dastuurka...

0
Xarunta Villa Hargeysa ayaa waxaa maanta ka furmay kulan Labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo looga doodaya ansixinta wax ka badalka...

Xulka kubadda cagta ee qaranka Ivory Coast ayaa ku guuleystay Koobka Qaramada Afrika kadib...

0
Xulka kubadda cagta ee qaranka Ivory Coast ayaa ku guuleystay Koobka Qaramada Afrika kadib markii finalka kaga adkaadeen 2-1 dhiggooda Nigeria, waxaana guushooda go’aamiyey...

Xildhibaanada labada Gole ee BFS oo ka doodayo ansixinta wax ka badalka Dastuurka KMG

0
Labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa  ka doodaya ansixinta wax ka badalka iyo dhammeystirka Dastuurka KMG oo muddo dhowr iyo toban sano...