Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan tacsiyo ah la qaatay Danjiraha Imaaraadka u jooga Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo xalay booqday Safaraadda Dwladda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho ayaa kulan...
Dowladda Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay xasuuq ba’an ka waddo gobolka Amxaarada
Addis ababa- Guddiga madaxa bannaan ee xuquuqul Insaanka Itoobiya ayaa sheegay in ciidanka amniga dowladdu ay gobolka Amxaarada ku dileen ugu yeraan 45 ruux...
Howlgallo ka dhan ka khawaarijta oo ka socda gobolka Shabeellada hoose
Marka- Cutubyo ka tirsan Guutada Cumar binu-khadaab ee CXD iyo booliska gaarka ah ee Haramcad ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay degaannada Godka kubash, Galka...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo Muqdisho ku qaabilay taliyaha guud ee ciidamada Talyaaniga
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Talyaaniga Gen, Giuseppe Cavo Dragone...
Hay’adda duulista rayidka oo war-saxaafadeed ka soo saartay xaaladda hawada Soomaaliyeed
Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed waxay shacabka Soomaaliyeed ku wargelinaysaa in aysan waxba iska beddelin mid ahaanta iyo maamulka hawada Soomaaliya, ayna masuul ka tahay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay taliyaha ugu sarreeya ciidamada Talyaaniga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada Qaranka ku qaabilay taliyaha guud ee ciidamada dalka Talyaaniga Admiral Giuseppe Cavo Dragone.
Kulanka...
Wasiir Balcad oo gaaray Addis Ababa
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, ahna ku simaha Wasiirka arrimaha dibedda Xil. Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa gaaray magaalada magaalada...
Ciidanka xoogga dalka oo howlagallo lagu baacsanaya khawaarijta ka fuliyay Galgaduud
Dhuusamareeb- Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa xaq u dirirka deegaanka ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaannada Cali Candhoole , Sheekh Cabdullahi, Baraag Xaaji dhagax...
Wasiir Cali Balcad:Tallaabo kasta oo ay Itoobiya qaaddo mid u dhiganto ayaan qaadi doonaa
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, ahna ku simaha Wasiirka arrimaha dibedda Xil. Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa sheegay in damaca...
Agaasimaha guud ee Waasaradda Warfaafinta XFS oo bahda Saxaafadda la wadaagay hambalyo ku aaddan...
Agaasimaha guud ee Waasaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Cabdullahi Xayir Ducaale ayaa bahda Saxaafadda Soomaaliyeed la wadaagay hambalyo ku aaddan maalinta Radiyaha Adduunka.
Mudane,...










