Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo faahfaahin ka bixiyey halka ay marayaan hawlgalada dalka looga xoraynayo...

0
Kismaanyo:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo goor dhowed Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaanyo oo ah Caasimadda ku meel gaarka...

Dowladda Soomaaliya oo Guddoomisay Shirar Hordhac u ah Kulanka Guud ee Midowga Africa

0
Addis ababa:-Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Guddoomisay Shirar Hordhac u ah Kulanka Guud ee Midowga Africa oo ka Furmay Addis Ababa. Wasiiru Dawlaha ahna ku simaha...

Hawlgal ka dhan ah Khawaariijta oo ka dhacay Shabeellaha hoose

0
Marka: Hawlgal jab xoogan lagu gaarsiiyay Khawaarijta oo ay iska kaashadeen ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada caalamka yaaa ka dhacay tuulada Ugunji oo hoos tagta...

Hawlgal lagu beegsaday Khawaarijta oo jubada hoose ka dhacay

0
Kismaayo: Hawgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka Qaranka iyo saaxiibada Mareekanka oo dhacay deegaanka Yaaq dabeel ee gobolka Jubbada hoose ayaa lagu beegsaday...

Baarlamaanka JFS oo maanta mar kale ka dooday arrimaha Dastuurka

0
Kulanka 12-Aad ee wadajirka oo ka dhacay xarunta Golaha Shacabka waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe,waxa uuna kooramkiisa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo

0
Kismaayo: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxaa si diiran ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha D. goboleedka...

Ra’isul wasaare ku-xigeenka XFS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayo maaraynta gargaarka

0
Ra’isul wasaare ku-xigeenka XFS Md. Saalax Cabdi Jaamac ahna ku simaha Ra’iisulwasraaha XFS ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku Guddoomiyey shir...

Sii-hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Yugaandha oo kulan la qaatay Safiirka dalka Turkiga ee dalkaasi

0
Kampala-Sii-hayaha Safaaraadda Soomaaliya ee dalka Yugaandha Mudane, Cabdiladhiif Maxamuud Cali oo booqasho ku tagay safaaradda dowladda aan walaalaha nahay ee Turkey ku leedahay dalka...

Shirweynaha 6-aad ee Xeer ilaaliyaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho

0
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in amniga iyo cadaaladdu ay yihiin laba aan kala maarmin dowlad la’aanna aysan shaqayn...

Soomaaliya oo ka qayb gashay shir heerkiisu sarreeyo oo looga hadlayay howlgalka ATMIS

0
Addis Ababa- Wasiiru Dawlaha ahna ku simaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS mudane Cali Cumar Cali (Balcad) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Addis...