Wararka Gudaha

Golaha Shacabka oo meel mariyey ku biirista Soomaliya ee EAC

0
Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey  in Soomaaliya ku biirto Ururka Dhaqaalaha Bulshadda Bariga Afrika. Soomaaliya ayaa xubin...

Golaha shacabka oo ansixiyey laba hindise sharciyeed

0
Mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka dalka ayaa ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed waxaana Haa ku ogolaatay 149-Xildhibaan Hal Xildhibaan ayaa diiday wax ka aamusayna ma...

Maraykanka oo ku baaqay in la baaro Xasuuqa Abiye ka wado gobolka Amxaarada

0
Addis ababa:-Dowladda Mareykanka oo ku baaqday in la baaro xasuuqa maamulka Abiy Axmed ka wado gobolka Amxaarada ee waqooyiga Itoobiya. Danjiraha Mareykanka ee Addis Ababa...

Ciidanka Xoogga oo gacanta ku dhigay xubin ka tirsan Khawaarijta

0
Galgaduud(SONNA):-Ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa xoogagga deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ku soo qabtay Mowlid Cali Dhuxulow oo ka tirsanaa Khawaariijta. Howlgalka lagu soo qabtay dhagar...

DEGMADA BARAWE WAA CAASIMADDA MAAMULKA K/G SOOMAALIYA (QEYBTA 1-AAD)

0
Baraawe, oo sidoo kale loo yaqaan Bravo, waa magaalo degad qadiimi ah oo ku taal gobolka Shabeellada Hoose ee Soomaaliya oo sidoo kale ah...

WAXTARKA DAAWO EE XABAGTA CADAADKA

0
Kolostarolka: araasad ayaa muujinaya In isticmaalka xabagta caddaadku ay yarayso kolostaroolka jirka, in kasta oo ayna keligeed ku filnayn. Xanuunada ciridka iyo caafimaadka...

NADAAFADDU WAA BILICDA MAGAALADA IYO NOLOSHA DADKA

0
Iimaanku waa shay aan la fahmi Karin Meesha uu ku jiro iyo xubinta uu la fadhiyo muuqaal ahaan laakin waa sheyga la taliya hawada...

MUCJISADA GEEDKA BAMBOO

0
Wali dhagtaada ma soo gaadhay ama dhaayahaagu ma arkeen mucjisada geedka Bamboo ee ka baxa dhulka qaaradda Asia(eeshiya) ? Waa dhif iyo naadir in ruuxi...

Madaxweyne Xasan oo kulan la qaatay culumada Soomaaliyeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, ayaa uga warbixiyey mudnaanta uu siinayo...

Duulimaad ganacsi ee Kenya Airways oo ka soo deggay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle

0
ebruary, 9, 2024, Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa duulimaadkii u horreyay muddo ka badan labo sanno kaddib maanta ku timid garoonka caalamiga ah...