Wararka Gudaha

Hay’adda qaxootiga iyo Barakacyaasha oo ka digtay fatahaado cusub

0
Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ee DFS ayaa digniin ka soo saartay saameynta iyo dhibaatooyinka ka dhallan kara Roobab aad u xooggan oo la...

Wasiirka amniga oo Muqdisho kula shiray wasiirada amniga dowlad goboleedyada

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdullahi Sheikh Ismail – Fartaag, ayaa kulan la qaatay Wasiirrada Amniga Dowlad-goboleedyada dalka oo Muqdisho u jooga...

Hawlgal lagu laayey koox Khawaarij ah oo ka dhacay Mudug. WAR-SAXAAFADEED

0
In ka badan 30 Khawaarij ah ayaa lagu dilay hawigal milateri oo ay iska kaashadeen Clidanka Qalabka Sida iyo saaxiibada calamiga ah oo laga...

Diblomaasiyiinta ku sugan dalka Itoobiya oo ka deyrinaya xaaladda gobolka Tigray

0
Addis Ababa-Diblomaasiyiinta ku sugan Itoobiya oo walaac xoogan ka muujiyay xaaladda sii xumaaneysa ee  gobolka Tigray markii dhawaan iska hor imaadyo rabshado wata ay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Shirka Maalgashiga Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Maalgashiga Soomaaliya oo lagu soo bandhigayay sidii looga faa’iideysan lahaa fursadaha maalgashi...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray xarunta howlgalka deg-degga ah ee Caafimaadka dadweynaha gobolka...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray xarunta howlgalka deg-degga ah ee Caafimaadka dadweynaha gobolka...

Wasiirka amniga gudaha XFS oo shir guddoomiyay wajiga labaad marshuurca horumarinta Boliiska Soomaaliya

0
Waiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee JFS S/Guuto C/laahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa guddoomiyay shirka wajiga labaad ee mashruuca JPP ee horumarinta Boliiska Soomaaliyeed, kaas...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo u ambabaxay Turkiga

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta u amba baxay dalka Turkiga,...

Wasiirka Difaaca XFS oo sheegay in wixii hadda ka dambeeya aan lagu soo xad...

0
Wasiirka Gaashaandhiga XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa faafaafihin ka bixiyay heshiiska Iskaashiga Difaaca ee Soomaaliya iyo Turkiga oo maanta dhaqan-galay. Wasiirka oo ka hadlayay...

ICRC: Xaalad quus ah ayaa ka taagan gobolka Tigray ee dalka Itoobiya

0
Geneva- Hay’adda laanqayrta cas ee Caalamiga ah ayaa sheegtay in loo baahan yahay in la bixiyo dadaal dheeri ah si loo caawiyo dadka ay...