Wararka Gudaha

Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan sagootin ah la yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Kulan sagootin ah maanta Muqdisho kula qaadatay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Marwo Catriona Laing. Wasiirka...

Taliyaha CXD oo booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya

0
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo saraakiil uu hoggaaminayay ayaa kormeer ku tegay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, halkaasi ...

Hawlgal qorsheysan oo ka dhacay gobolka Mudug ayaa lagu dilay maleshiyad ka tirsan Khawaarijta

0
War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu yiri :-In ka badan 70 Khawaarij ah ayaa lagu dilay ilaa 30 kalana waa lagu dhaawacay...

Wasiiru dowlaha wasaaradda isgaariisanta iyo teknolojiyada oo ka qeyb galay shirweynaha isku xirka isgaarsiinta...

0
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS xildhibaan Axmed Cismaan Diiriye iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa ka qeybgalay  shirweynaha  isku xirka Afrika oo lagu qabtay...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo u ambabaxay dalka Turkiga

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Turkiga, halkaas oo...

Guddoomiyaha Gobolka oo dhagax dhigay dhismaha waddada Laamiga Via Uganda

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha waddada Laamiga Via Uganda oo ah wadada...

Machadka Diblomaasiyadda DFS oo laga soo bandhigay sababaha keenay damaca Ethiopia

0
Machadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa shalay agaasimay muxaadaro cinwaankeedu ahaa (Sababaha keenaya damaca Itoobiya ee dhul ballaarsiga iyo farogelinteeda...

Wasiir Fiqi oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Ergada IGAD u qaabilsan Soomaaliya

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa shalay oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho ku qaabilay Madaxa...

WAR-MURTIYEED KU SAABSAN XIRIIRKA DFS IYO DOWLAD GOBOLEEDYADA

0
War-murtiyeed ka soo baxay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u qornaa sidan:- Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee aan hoggaamiyo waxay ugu...

Wasiirka arrimaha dibadda oo safiirka Imaaraatka kala hadlay xoojinta calaaqaadka labada wadan

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka...