Wararka Gudaha

Wasiir Faarax Cabdulqaadir “Macalimiinta dowladda u shaqeeya sanadka 2025 waxay noqon doonaan 10-kun oo...

0
Wasiirka wasaaradda waxbarashada dowladda FS mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in xukuumadda Danqaran oo ahmiyad weyn siinaysa horumarinta waxbarashada dalka ay kordhinayso macalimiinta...

Wasiirka shaqada oo la kulmay safiirka Sucuudiga

0
Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Maxamed Cilmi ibraahim ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya,...

Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo Muqdisho ku qabatay wadatashi ku aadan la dagaalanka...

0
Shirweynaha wadatashiga wasaaradda Awqaafta iiyoarrimaha Diinta JFS iyo wasaaradaha Awqaafta iyo arrimasha Diinta Dowlad Goboleedyada dalkla oo Maanta Kafurmay magaalada Muqdisho. Kulankan oo ay kawada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo faah-faahiyay heshiiska ay ansixiyeen labada Aqal ee Baarlamaanka

0
Madaxweynaha Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in heshiiska uu maanta ansixiyay Baarlamaanka labadiisa Aqal uu muhiim u yahay difaaca badda iyo sare...

Baarlamaanka oo ansixiyay heshiiska Xukuumadda Soomaaliya la gashay Turkiga

0
Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor-dhow cod aqlabiyad ah ku ansixiyey heshiis-kii taariikhiga ahaa oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda...

Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay ahmiyadda heshiiska Soomaaliya iyo Turkiga

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa golaha Wasiirrada XFS uga mahad celiyay ansixinta heshiis taariikhi ah oo dowladda Soomaaliya ay la gashay...

Soomaaliya oo heshay taageero ku aadan Xubinimada aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka

0
Soomaaliya ayaa heshay taageero ku aadan in loo magacaabay xubinta kursiga aan joogtada aheyn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay,kaas oo mudadiisu noqon doonto...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay heshiis ku saabsan difaaca iyo dhaqaalaha dalka

0
Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey heshiis ku saabsan difaaca iyo dhaqaalaha oo ay dowladda Federaalka Soomaaliya la gashay dowladda Turkiga. Shirka Golaha wasiirada oo uu...

Madaxweynaha Qaranka oo hor tagaya Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka

0
Waxaa goor dhow la filayaa inuu furmo kulan wada jir ah oo ay yeelan doonaan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya kadib markii uu codsaday...

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo

0
Shucuubta dowladaha caalamka aya maanta u dareeray xuska maalinta 21-ka Febraayo oo ah munaasabad muhiim ah oo loo dabaaldego maalinta Caalamiga ah ee Afafka...