Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay heshiiska ay DFS la gashay dowladda Turkiga

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay Heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha ee dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo ay ansixiyeen Xildhibaanada...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka 14-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 14-aad ee Guddiga Joogtada ah ee...

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Sweden iyo Mareykanka oo soo dhoweeyay heshiiska iskaashi ee Soomaaliya iyo...

0
Jaaliyadda Soomaaliya ee ku nool dalka Sweden ayaa soo dhoweeyay heshiiska difaaca badda ee Dowladda Federaalka ay la gashay dowladda Turkiga.Guddoomiyaha Jaaliyadda Maxamed Xamdi...

Ciidanka Qaranka oo markii ugu horeysay ka qeyb galeya carbis Milatary oo ka dhacaya...

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibrahim Sheikh Muxuyidiin ayaa hadal u jeediyay Ciidaada sida gaarka u tababaran, kuwaas oo ka qeyb gali doona Carbis...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo lagu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo

0
Kismaayo,:- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Mudane Baashe Yuusuf Axmed iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay magaalada Kismaayo ee Caasimadda Ku-meel-gaarka...

Cabdiwali Gaas: Mucaarad iyo Muxaafad waa inaan Madaxweynaha ku garab istaagno heshiiska Turkiga

0
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Cabdiwali Gaas ayaa ka hadlay heshiiska ay wada saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ee ku saabsanaa iskaashiga dhanka difaaca...

Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Hindiya

0
Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliyeed Admiral Cabdi Warsame ayaa Dalka Hindiya kaga qeybgalay Shirweeynaha Milano 2024. shirkan oo ay ka qeybgaleen in ka...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo hambalyo u diray xuska aasaaska Ciidanka Asluubta

0
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta u dabaal-degaya sanada guurda 54-aad ee ka...

Taliyihii hore Ciidanka Badda oo Soo dhoweeyey heshiiska Difaaca ee Soomaaliya iyo Turkiye

0
Taliyihii hore ee Ciidammada Badda Admiral Faarax Qare ayaa soo dhaweyay heshiiska iskaashiga Difaaca badda ee ay wada galeen soomaaliya iyo Turkiga Taliyaha oo wareysi...

Shir looga hadlayo quudinta ardada Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu qabtay

0
Shir looga hadlayey qiimaha ay quudinta ardayda dugsiyada Soomaaliyeed ay u leedahay horumarinta kartida iyo karaanka aadanaha (Human Capital Development) ayaa maanta lagu qabtay...