Wararka Gudaha

Soomaaliya oo safiir aan degeyn ku yeelanaysa Prazil

0
Safiirka Aan Deggenayn ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Brazil Mudane Dr. Cumar Dufle, ayaa maanta Madaxweynaha Brazil, Luiz Inácio Lula da...

Wasiirka Isgaarsiinta oo shir caalami ah uga qaybgalay Switzerland

0
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee XFS, Mudane Maxamed Aadam Macallim Soomaali, ayaa hadal ka jeediyey doodda Shir Madaxeedka Caalamiga ah ee Bulshada Macluumaadka,...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo bogaadisay ansixinta afar heshiis oo ay horay ugu gudbisay Xukuumadda

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxay mahadcelin iyo bogaadin u jeedinaysaa Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ansixiyay afar...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Brazil oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

0
Safiirka Aan Deggenayn ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Brazil Mudane Dr. Cumar Dufle, ayaa maanta Madaxweynaha Brazil, Luiz Inácio Lula da...

Wasiirka Beeraha oo soo xiray kulan looga hadlayay horumarinta wax soosaarka dalka iyo sugnaanta...

0
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa soo xiray kulan laba maalmood socday oo ay yeesheen Wasaaradda Beeraha Federaalka...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay xoojinta amniga dalka

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir guddoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee Hoggaannada, Qeybaha, Fadhiyada Madaxa-bannaan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Kulanka...

Wasiirka Beeraha oo guddoomiyey shirka ayaa ka qaybgaleen dowlad goboleedyada

0
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa guddoomiyay shir wadatashi ah oo ay ka soo qeybgaleen Wasiirrada Beeraha ee Dowlad-goboleedyada...

Wasiir dowlaha arrimaha dibadda oo la kulmay Madaxweynaha Mauritania

0
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibada XFS Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania Maxamed Waled Sheeikh Alqazwaani, isagoo...

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo shir uga qaybgalaya dalka Masar

0
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa magaalada Sharma El-Sheikh ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar kaga qayb galay...

Wasiir Fiqi oo kormeeray Dugsiga Tababarka Ciidanka ee Qorilow

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku...