Wararka Gudaha

Duqa Muqdisho oo qaabbilay danjiraha Emaaraatka ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Isutaga Imaaraatka...

Maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xirnayd dalka Sacuudiga oo loo fidiyay cafis

0
Jeddah- Qunsulka guud ee Soomaaliya u jooga dalka Sacuudi Arabiya Danjire, Axmed Maxamuud Diiriye ( Macruuf ) ayaa sheegay in ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee...

Wasiiru dowlaha wasaaradda Tamarta XFS oo Indonesiya kaga qayb galay shirka madasha 10-aad ee...

0
Jakarta- Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheeyraadka Biyaha XFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa ka qayb galay shirka madasha 10-aad ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo waqti la qaatay shacab Soomaaliyeed oo ku damaashaadayey xeebta liido

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa waqti la qaatay shacab Soomaaliyeed oo ku damaashaadayey xeebta liido. Booqashada Ra’iisul Wasaare Xamse...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay safiirka Ruushka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjiraha Ruushka ee dalkeenna Mudane Mikhail Golovanov ayaa kala hadlay...

Wasaaradda Xajka Sacuudiga oo ku boorisay xujeyda inay xili hore u diyaar garoobaan gudashada...

0
Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee Sacuudiga ayaa ku boorisay xujeyda sanadkan ee haysata visaha ama ogalaasha xajka ee mareegta NUSUK inay goor hore u...

Dabaylo qasaare geysan kara oo looga digay wadamada geeska Afrika

0
Addis Ababa: Waaxda arimaha isbedelka cimilada ee Midowga Afrika ayaa sheegtay in dabaylo qasaare geysan kara ay ku dhufan karaan qaar ka mid ah...

Iran oo bilowday 5 cisho oo loogu baroordiiqayo geerida Madaxweynihii dalkaasi & mas’uuliyiin kale

0
Hogaamiyayaasha caalamka iyo kuwa gobolka ayaa tacsi u diraya madaxda Dalka Iran,kadib markii uu shil diyaaradeed ku dhintay madaxweyne Ebrahim Raisi iyo wasiirkii arrimaha...

Soomaaliya ayaa Iran uga tacsiyeysay geerida Madaxweynihii Iran oo shil diyaaradeed ku geeriyooday

0
Dowladda Soomaliya ayaa Dowladda Dalka Iran uga tacsiyeysay Madaxweynihii Dalka Iran Ibraahim Ra’iisi oo shalay ku geeriyooday Shil diyaaradeed oo ka dhacay gobolka azarbijaan,sidoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa : Bulsho karaankeedu hooseeyo lama loolami karto caalamka intiisa kale

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo furay shir ku saabsan kobcinta Karaanka Aadanaha, ayaa sheegay in bulsho karaankeedu hooseeyo...