Wararka Gudaha

Bangiga Adduunka oo soo saaray Warbixinta Sanadlaha ah ee Hurmarka Dhaqaalaha Soomaaliya

0
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta ka qeybgalay shirka Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadlaha ah ee uu soo qabanqaabiyay Bangiga Adduunka. Warbixinta...

Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo shir uga qayb galay dalka Japan

0
Himeji:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka Soomaaliyeed Md. Maxamuud Macalin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa todobaadkan howlo shaqo u joogay magalada Himeji ee dalka Japan iyaga...

Wasiirka Arrimaha Dibedda XFS oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Safiirka Cusub ee Maraykanka

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Khamiis ah Caasimadda Muqdisho kaga guddoomay nuqul ka mid...

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka XFS oo la kulmay Safiirro ka socda dalalka Midowga Yurub

0
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa la kulmay safiirro ka socday dalalka Midowga Yurub, kaasi oo looga...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay

0
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safaro shaqo uu ku tagay dalalka...

Wasiirka Amniga oo kulan la qaatay Danjiraha Midowga Yurub u fadhida Soomaaliya

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u fadhida Soomaaliya Marwo Karen...

Guddoomiyaha Maxkamada Sare iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar ugu baxay Dalka China

0
Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo u aaday dalka Shiinaha oo uu kaga...

Caalamka oo laga xusayo maalinta Qaxootiga Dunida ee 20-ka June

0
Dalalka caalamka ee hoostaga daladda Qaramada Midoobay ayaa maanta u dabbaaldegaya xuska sanadguurada 73-aad ee ka soo wareegatay aasaaskii munaasabadda maalinta Qaxootiga Dunida oo...

Ciidanka Daraawiishta K/galbeed oo hawlgalo ka sameeyey deegaano ka tirsan Gobolka Baay

0
Baay:-Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa howlgal looga ciribtirayo Khawaarijta ka sameeyey Deegaano hoos yimaada Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay. Inta uu socday howlgalka ciidanka ayaa...

Wasaaradda arrimaha dibadda oo dib u habayn maamul lagu samaynayo

0
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga muddane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed ayaa maanta sheegay in isbeddel uu ku samayn doono qaab-dhismeedka maamul...