Safaaradda Soomaaliya ee Masar oo abaal marin guddoonsiisay shaqaalihii ugu shaqada wanagsanaa safaaradda ee...
Qaahira-Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar ayaa soo agaasintay munaasab heerkeedu sareeyo oo lagu abaal marinaayey qaar kamid ah howl wadeenadda safaarradda, waxaana munaasabadda oo...
Amb: Kullane oo ka qeyb galay kalfadhiga 2-aad ee golaha wadatashiga shacabka Shiinaha
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Amb: Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Beijing kaga qeyb galay xiritaanka shirka 14-aad ee guddiga qaran ee...
Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga ee XFS oo uu wehliyo taliyaha ciidanka booliiska ayaa tababar...
Sii hayaha wasiirka Amniga Gudaha, ahna Wasiiru dowlaha wasaaradda Amniga XFS Mudane Maxamed Cali Xagaa iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo daah-furay Madasha iskaashiga adeegga gaarka loo leeyahy iyo kan Dowliga...
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐ซ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐.๐ Dr. Ali Haji Adam ๐๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ก๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ฌ๐ค๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐๐ ๐ ๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ค๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฅ๐๐ ๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ...
Boliiska oo gacanta ku soo dhigay 140 Hoobiyayaal ah oo khawaarijta dooneysay in shacabka...
Afhayeenka Booliska soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay howlgal ay xalay abaara 12:00 Habeenimoย ka sameeyeen magaalada Muqdisho...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Dhagax dhigay Xarunta Taliska Ciidanka Dhulka
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka...
Dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha oo lagu guuleystay damintiisa.
Dabkii saakay ka kacay suuqa Bakaaraha ayaa lagu guuleystay damintiisa, kaas oo khasaare nafeed iyo mid hantiyadeedba gaystay sida uu sheegay guddoomiye kuxigeenka amniga...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay saraakiil ka socotay UK
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Saraakiil uu hoggaaminayay Taliyaha Ciidamada Ingiriiska ee tababarada ka caawiya...
SHEEKO: HOTEL ADEEGIISA BILAA LACAG UGU DHIGAY DADKA BUUR BUURAN
Dhacdo ka mid noqotay arrimaha layaabka aduunka ayaa maamulka hudheel ku yaala dalkaย Shiinuhuย ku kacay dhawaan, taas oo la xidhiidha adeeg bilaa lacag ah oo...
Rayโiisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray waddo muhiim ah
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dhismaha waddada laamiga ah ee isku xirta Xoosh ilaa Ex...










