Wararka Gudaha

Madaxda Maaliyadda XFS oo Turkiga uga qeyb galay shir loga hadlaayey Iskaashiga Ganacsiga

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Raaxa Maxamuud Janaqoow oo ku sugan Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa ka qeyb gashay shirka...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay haweenka Soomaaliya oo maanta xusaya 8-da maarso

0
Madaxweynaha Jamhuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah u diray guud ahaan haweenka dunida,gaar ahaan haweenka Soomaaliyeed oo maanta u dabbaaldegaya...

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Dunida

0
Soomaaliya iyo dalalka kale ee dunida ayaa maanta u dabbaaldegay xuska munaasabadda 8-dda Maarso oo ah maalin weyn oo xambaarsan dadaalkii loo soo galay dhismaha...

Maamulka Qorsheynta XFS oo ka hadlay arrimo la xiriiray waxqabadka wasaaradda

0
Maamulka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulan looga hadlaayey ansixinta warbixin sannadeedka waxqabadka iyo horumarinta qaranka ee...

Biden oo Israel u sheegay in gargaarka Gaza uusan noqon wax lagu gorgortamo

0
Madaxweyne Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in Maraykanku uu xeebta Gaza ka dhisi doono marin ku meel gaar ah si sahayda gargaarka bini’aadanimo loogu...

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray cutubyo ka mid noqonaya guutada Gorgor

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray cutubyo ka mid noqonaya Ciidamada Side Gaarka ah u tababaran  ee...

Soomaaliya & Turkiga oo wada saxiixday heshiis ku saabsan horumarinta Hydrocarbons-ka

0
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaliya Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed iyo Wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku joogo Dalka Turkiga...

Wasiir Fiqi oo guddoomiyay kulan heer Wasiir ah oo ay ka soo qeyb galeen...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta guddoomiyay kulan heer wasiir oo ay goobjoog ka ahaayeen...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Daah-furey Machadka Cilmi baarista ee (IRAD INSTITUTE)

0
Baydhabo; Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Daah-furey Machadka Cilmi baarista iyo Doodaha ee (IRAD INSTITUTE). Munaasabadda Daah-Furka Macadka Cilmi-Baarista...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo soo xiray shirka horumarinta dhaqaalaha ee IMF iyo Dowladda Soomaaliya

0
Wasiirka Maaliyadda Xumumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta soo xiray shirka horumarinta dhaqaalaha ee IMF iyo Dowladda Soomaaliya. Shirkan ayaa laba toddobaad...