Wararka Gudaha

Madaxweynaha JFS oo ka hadli doona arrimo ahmiyad leh oo ku aaddan xaaladda Guud...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow dadka soomaaliyeed la wadaagi doona hadaljeedin ku saabsan xaalada guud ee dalka. Madaxweynaha ayaa khudbaddiisa...

Raโ€™iisul Wasaare Ku xigeenka oo shir guddoomiyay kulan u dhexeeyey Dowladda iyo Safiirrada dalalka...

0
Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta shir guddoomiyay kulan laba geesood ah oo u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Shacabka Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

0
Degaannada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxaa si rasmi ah saakay uga bilowday doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka. Dadweynaha ku nool Koonfur...

SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

0
Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta loo asteeyay, si ay uga qayb galaan doorashada golayaasha deegaanka iyo tan wakiillada Koonfur...

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo wargelin iyo digniin amni soo saaray

0
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliiska Gobolka Banaadir ayaa wargelin iyo digniin amni ka soo saaray bannaan baxa ka dhacaya magaalada caasimadda ah ee...

Macallin Mahdiโ€ Shacabka Muqdiaho waxaan leeyahay guryihiina jooga, kuwa buuqa wada bannaanbax uma socdaanโ€

0
Kulan lagu taageeray amniga caasimadda iyo dowlad-dhiska ayaa galabta lagu qabtay magaalada Muqdisho, kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii la isaga kaashan lahaa sugidda...

Maxaad ka taqaan Weriyaasha warbaahinta qaranka ee ka soo waramaya Dooraahada K/Galbeed?

0
Waa 18 kamid ah Weriyaasha Warbaahinta Qaranka ee berri doorashooyinka Koonfur Galbeed ka soo waramaya, waxay kala joogaan 13 degmo oo berri looga dareerayo...

Madaxweyne JFSโ€ Waxaan ku boorinayaa shacabka K/Galbeed in ay si wanaagsan uga faaโ€™ideystaan fursaddan...

0
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo saaray farriin ku saabsan doorashada berri ka dhacaysa deegaanada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa yiri, โ€œWaxaan...

Ciidamada Booliiska Galmudug oo isku diyaarinaya sugidda amniga Doorashooyinka

0
Taliye xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif) oo uu Wehliyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Dowlad Goboleedka Galmudug G/Sare Maxamed Daahir Cabdulle ayaa...