Madaxweynaha JFS oo ka hadlay dhammeystir dastuurka, hannaanka doorashooyinka iyo ciribtirka Khawaarijta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si qoto dheer kaga hadlay dhaMmeystirka dastuurka, hanaanka doorashooyinka iyo halganka dalka lagaga xoreynayo Khawaarijta.
Madaxweynaha...
Ra’iisul wasaare Xamse oo kulan la yeeshay madaxweynaha dalka Kenya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka kenya, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha...
Khudbadda Madaweynaha JFS ee ku aadan Xuska Maalinta Midowga Europe
Khudbadda Madaweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa ay u qorneyd sidatan”-
Waxa aan filayaa in aad dhamaantiin wanaagsan tihiin, maadaama aan halkan oo ah magaalada Muqdisho...
R/Wasaare Xamza oo la kulmay xildhibaanada Soomaalida ee ku jira baarlamaanka Kenya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadaa Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo maalmahan safar shaqo ku jooga Caasimada dalka Kenya ee Nairobi, ayaa maanta kulan...
Safaaradda Soomaaliya ee ugaanda oo ka qayb gashay tartan dhaqameed loo qabtay arday kala...
Mas’uuliyiin ka socday Safaaradda Soomaaliya ee Yugaanda ayaa ka qaybgalay tartan dhaqameed loo qabtay arday kala socotay 20 wadan oo ay ku jiraan kuwa...
Agaasimaha Guud ee Maaliyadda XFS “Arrimaha dhaqaalaha ee dalka waxaa laga sameeyey horumar badan”
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS Suleymaan Sheekh Cumar oo manta ka qeybgalay barnaamijka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in dowladdu ay dadaal ku bixisay...
Xubno ka tirsan Khawaarijta oo isku soo dhiibey Ciidanka Nabad-sugidda koonfur Galbeed.
Taliska Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey 6-Xubnood oo ka Tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibey Ciidanka Nabadsugidda...
In ka badan Boqol kun oo ka qaxay dagaallada ka socda Rafax ee u...
Dagaal culus ayaa ka socda dhulka koonfurta Gaza ee Rafah,iyadoo kooxaha Xamaas ay ridayaan gantaallo iyo hoobiyeyaal lala beegsanaayo ciidamada Israa’iil iyo taangiyadooda oo...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo bogaadiyey horumarka baaxadda leh ee dhanka ganacsiga ah ee ay...
Nairobi:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa bogaadiyey horumarka baaxadda leh ee dhanka ganacsiga ah ee ay gaareen Soomaalida ku nool...
Horjooge Siidoow oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay CXD ee ku sugan...
Horjooge Siidoow Cali Ibraahim oo ka tirsanaa Khawaarijta ku dhuumaaleysata deegaanada Koonfurta gobolka Mudug ayaa iska dhiibay degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kadib markii...










