Meel marinta afarta Cutub ee Dastuurka iyo Guullaha is daba jooga ah ee DFS
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyey afarta cutub ee dib u eegista, wax ka badelka iyo dhameystirka Dastuurka.
Tallaabadan taariikhiga ah...
Baarlamaanka oo Cod aqlabiyad ah ku ansixiyey dhamaystirka Dastuurka
Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey dhamaystirka Dastuurka oo soo maray marxallado kala duwan,xubnaha labadda gole ayaa saaka subaxnimadii hore ba iska...
WAXYEELO MALEEDAHAY XABAGTA CADAADKA?
Xabagta caddaadku waa aamin marka laga qaadanayo afka hadii aan la iska badin, waxaa la la tijaabiyey 30garam oo xabagta ah mudo 6 todobaad...
QURBA JOOGTA SOOMAALIYEED OO MAALGASHI KA BILLOWDAY DALKA
Magaalada Muqdisho waa magaalo madaxda dalka waxaana Ku nool bulsho badan oo Ka Kala yimid gobollada dalka iyo dadka deegaanka ayaa bilaabay hal abuuro...
WAA MAXAY CAQABADAHA HOR TAAGAN GANACSATADA
Dalkeena waa dal ku wanaagsan ganacsiga kala duwan waana dalka ganacsigiisa ka tilaabay xuduudaha oo ay gaareen wadamada dariska ah iyo kuwa shisheba ,...
XUSKA MAALINTA AFKA CARABIGA
Afka Carabigu waa tiir ka mid ah dhaqamada kala duwanaanshaha aadanaha.
Waa mid ka mid ah luqadaha looga hadlo adduunka oo dhan, oo ay isticmaalaan...
WAA LAGAMA MAARMAAN IN LA HELO MIDDNIMO SOOMAALIYEED
Iyadoo muddo hore xilligii qeybsiga afrika la hoos geeyey, saddex gobol laba gobolna ay ka xorooben gumeysigii ayaa waxaa suurtagali weyday in la helo...
HOWSHA KEYDKA IDAACADDA RAADIYO MUQDISHO UU DIGITAL UGU BEDELAYO CAJALADIHII HORE EE GABOOBAY
Warbaahinta Qaramada Midoobay ee United Nations News ayaa warbixin dheer dhowaan ka qortay waxayna ku sheegtay in howshan ay hayaan shaqaale aad u karti...
Tartamayaasha Degmada Xarardheere oo u gudbay wareegga 3-aad
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 12- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Xaradheeere,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...










