Wararka Gudaha

Taliyaha NISA oo ku sugan Beledweyne ayaa kulan la yeeshay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka...

0
Beledweyne- Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ku sugan magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa kulan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ku booriyay qurba joogta Soomaaliyeed inay maalgashtaan dalkooda

0
-wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuymadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa hadal uu ka jeediyay Isku-imaatinka Maalgeshiga Qurba-joogta...

Ra’iisul wasaare Xamse oo dalka dib ugu soo laabtay

0
R/Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo soo gabagabeeyay safar shaqo oo uu ku joogay dalka Kenya muddadii u dhexeysay 6-da ilaa...

Ra’iisul wasaare Xamse oo kormeeray Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

0
Nairobi- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagey Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Kenya, iyada oo ay...

Kulan looga looga arrinsanayey madasha arrimaha bani’adannimo ee dalka oo Muqdisho lagu qabtay

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa shir guddoomiyey kulanka joogtada ah ee hay’adda SoDMA kaas oo diiradda lagu saaray sidii...

DHARKA CUSUB OO AAN LEYSKA MAYRIN IYO MAKE UP-KUBA BADANAA WAXAA LAGA QAADAA CUDURRO...

0
Way adag tahay inaad iska caabbiso xirashada dhar cusub oo aad imika uun soo iibsatay, laakiin dhakhaatiirta cudurrada maqaarku waxay inoo sheegayaan khatarta ay...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika, Mike Hammer, oo...

DHAMAYSTIRKA DASTUURKA WAA FURAHA XASILOONIDA DOWLADNIMADA

0
Qareen Mohamed Hassan Nur ayaa waxa uu ka qoray DHAMAYSTIRKA DASTUURKA WAA FURAHA XASILOONIDA DOWLADNIMADA, qoraalkaasi o fheeraa ayaan wax aka soo qaadanay qaar...

Dalal badan oo soo dhoweeyay go’aanka Qaramada Midoobay ee dib u eegista xubinnimada Falastiin

0
Dalalka Masar, Sacuudiga , Ciraaq,Turkiye iyo kooxda Xamas ayaa soo dhoweeyay qaraar uu soo saaray Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaasoo ku baaqayay in...

Shirka maalgashiga qurbejoogta oo Muqdisho ka furmay

0
Shirka Isku-imaatinka Maalgashiga Qurba-joogta Soomaaliyeed ayaa ka furmay maanta magaalada Muqdisho,shirkan ayaa waxa looga hadlayaa doorka qurbejoogta Soomaaliyeed ee maalgashiga dalka. Shirkan oo ay soo...