Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti kala hadlay xariirka labada Baarlamaan
Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib booqasho rasmi ah...
Guddiga madaxa bannaan ee hirgalinta dastuurka oo bilaabay diyaarinta cutubyada 5-aad illaa 9-aad
Guddiga Madaxa-banaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta dastuurka ayaa yeeshay kulan shaqo oo ay ka soo qeyb-galeen dhammaan xubnaha guddiga, kulankan ayey xubnaha guddiga diiradda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay xuska munaasabadda 15-ka May
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay Munaasabadda Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ka dalbaday...
Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay wakiilka Xoghayaha Qarammada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan Madaxweyne ku xigeenka iyo qaar ka mid ah Golaha wasiirrada ayaa qasriga madaxtooyada...
Shirka diyaarinta istaratijiyadda bahda Cadaaladda oo maalintii labaad galay.
Shirka banbaxa diyaarinta istaratijiyadda bahda Cadaaladda Soomaaliya oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho ayaa maanta galay maalintii labaad, kaas oo hal-ku-dhig looga dhigay bilowga...
AROOSKA REER BARAAWE MUXU KAGA DUWANAA AROOSYADA SOOMAALIDA KALE?
Arooska marka laga hadlo reer baraawe wax badan ayey kaga duwanaayeen Soomaalida kale, oo arooskooda maalmo ayuu socon jirey, xitaa dhaqan waxa ay lahayeen...
SOOMAALI BADAN AYAA KU TIIRSAN LACAGAHA XAWILAADDA QARAABADOODA DIBEDDA KU NOOL
Nolosha dad badan oo ku nool dalka waxay ku tiirsan tahay lacago xawilaad ah oo ay ka helaan qaraabadooda ku nool dibeda oo ku...
Wasiirka Howlaha Guud XFS oo kulan la qaatay Madaxa UNDP ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, dib u dhiska iyo Guryeynta XFS Cabdisalaan Cali Dhaay oo ay wehlinayaan qaar kamid ah agaasime waaxeedyada Wasaaradda ayaa kulan...
KA GANACSIGA QAADKA OO NOQDAY HOWL MAALMEED.
Maalin kasta waxaa u shaqo taga howlaha qaadka dumar iyo rag dhallinyaro ah oo ku howlaha arimaha jaadka.
Mootooyin Bajaaj badan ayaa ka macaasha soo...
WAR HOOY DHULKA CIDLO MAAHAN WAAD SIRAN TAHEE
Itoobiya dhulkii hore haddaan ku qabsan lahaa kan igama soo doonteen waa se waxay ka dheefto
Sabarkii badnaa iyo iska indho tirkii dhulka itoobiya naga...










