Madaxweynaha Iiraan iyo wasiirkiisa Arrimaha Dibadda oo shil diyaaradeed ku geeriyooday
Wakaaladda Wararka dalka Iiraan (IRAN) ayaa maanta oo isniin ah shaacisay in Madaxweynaha dalka Iiraan Ebrahim Raisi iyo wasiirka Arrimaha Dibadda dalkaasi mudane Hossein...
Madaxweynaha JFS oo dikreeto ku soo saaray in Gubadleey, Daarusalaam iyo Garasbaaley noqdaan degmooyin...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dikreeto ku soo saaray in Gubadleey, Daarusalaam iyo Garasbaaley loo aqoonsaday degmooyin buuxa oo ka...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Yuusuf xoosh ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay safiirka Turkiga...
Ciidanka Booliiska oo soo xiray dhallinyaro baraha bulshadda ku baahinayay farriimo kicinaya colaad dadweyne
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa howlgal Muqdisho ka socday 24 saacadood ku soo xiray dhalinyaro isugu jirta gabdho iyo wiilal, kuwaas oo maalmihii lasoo dhaafay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobe...
Xuseen Sheekh: Itoobiya wax aan kaga adkaanay Diblomaasiyad
La taliyaha Madaxweynah JFS ee Arrimaha Dastuurka Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud oo u waramay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay guulaha dowladda gaartay muddada labada...
‘Hoggaan xor ah ayaa dalkiisa xoreeya’ (WARBIXIN) Qeybta 2-aad
Qeybtaana waxaan ku eegeynaa wixii dowladda uga fulayQorshayaasha dowladda ee arrimaha dibadda:-
ku biirista dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika:- Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu...
Howlgal lagu dilay Dhagarqabe katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellada Hoose
-Dhagarqabe Cabdulqaadir Xaaji Eenoow ayaa xalay lagu dilay howlgal ay fuliyeen ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan ururka 26-aad, guutada 6-aad ee qeybta 60-aad, howlgalka...
Xafiiska Bicisada iyo Arrimaha Xajka oo Gaadiidka Gargaarka deg Dega ah u diyaariyay Xujeeyda...
Xafiiska Bicisada iyo Arrimaha Xajka dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa diyaariyay Gaadiidka Gargaarka deg Dega (Ambalaasta) oo loogu talagalay adeega Caafimaadka ee loo diyaariyay Xujaayda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magaalada Nairobi kulan kula yeeshay dhiggiisa Kenya
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaarey magaalada Nairobi ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Kenya William Ruto.
Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadley xoojinta xiriirka iyo...










