Wararka Gudaha

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo waqti la qaatay shacab Soomaaliyeed oo ku damaashaadayey xeebta liido

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa waqti la qaatay shacab Soomaaliyeed oo ku damaashaadayey xeebta liido. Booqashada Ra’iisul Wasaare Xamse...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay safiirka Ruushka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjiraha Ruushka ee dalkeenna Mudane Mikhail Golovanov ayaa kala hadlay...

Wasaaradda Xajka Sacuudiga oo ku boorisay xujeyda inay xili hore u diyaar garoobaan gudashada...

0
Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee Sacuudiga ayaa ku boorisay xujeyda sanadkan ee haysata visaha ama ogalaasha xajka ee mareegta NUSUK inay goor hore u...

Dabaylo qasaare geysan kara oo looga digay wadamada geeska Afrika

0
Addis Ababa: Waaxda arimaha isbedelka cimilada ee Midowga Afrika ayaa sheegtay in dabaylo qasaare geysan kara ay ku dhufan karaan qaar ka mid ah...

Iran oo bilowday 5 cisho oo loogu baroordiiqayo geerida Madaxweynihii dalkaasi & mas’uuliyiin kale

0
Hogaamiyayaasha caalamka iyo kuwa gobolka ayaa tacsi u diraya madaxda Dalka Iran,kadib markii uu shil diyaaradeed ku dhintay madaxweyne Ebrahim Raisi iyo wasiirkii arrimaha...

Soomaaliya ayaa Iran uga tacsiyeysay geerida Madaxweynihii Iran oo shil diyaaradeed ku geeriyooday

0
Dowladda Soomaliya ayaa Dowladda Dalka Iran uga tacsiyeysay Madaxweynihii Dalka Iran Ibraahim Ra’iisi oo shalay ku geeriyooday Shil diyaaradeed oo ka dhacay gobolka azarbijaan,sidoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa : Bulsho karaankeedu hooseeyo lama loolami karto caalamka intiisa kale

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo furay shir ku saabsan kobcinta Karaanka Aadanaha, ayaa sheegay in bulsho karaankeedu hooseeyo...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo furay Shirwaynaha Qaran ee dib u Eegista Hirgalinta ee...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane xildhibaan Ali Yusuf Ali  “Xoosh” oo furay Shirwaynaha Qaran ee dib u Eegista Hirgalinta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay shir ay isugu yimadeen Wasaaradaha adeegga bulshada ee heer...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay shir ay isugu yimaaddeen Wasaaradaha adeegga bulshada ee heer federaal iyo heer...

Haweeney loo heysto ka mid noqoshada khawaarijta iyo lacag dhaqis oo lagu xukumay 8...

0
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa shalay soo gabagabeysay dacwad la xariirtay maalgalin argagaxiso iyo lacag dhaqis oo lagu helay Ayaan Abuukar Maxamed. Xafiiska xeer ilaalinta ayaa...