Duqa Muqdisho oo daah-furay Barnaamijka Qorshaha Farsamo ee xal-u-helidda Barakacayaasha
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Barnaamijka Qorshaha Farsamo ee xal-u-helidda Barakacayaasha ku dhaqan Gobolka Banaadir...
SoDMA oo ka digtay Dufaaanno culus oo loogu magac daray ๐๐ฎ๐น๐
Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ka digtay Dufaaanno culus oo loogu magac daray ๐๐ฎ๐น๐.
Duufaantan ayaa la sheegay in ay kusoo wajahan tahay magaaloyinka Xeebaha...
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo qaabbilay Safiirka Cusub ee dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Cusub ee dowladda Turkiga u fadhiya...
Soomaaliya iyo Britain oo ka wada hadlay tayaynta waxbarashada aasaasiga ah
London- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa ka qeybgalay Shirka Golaha Waxbarashada Adduunka ee ka socda Magaalada London.
Wasiirka...
Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo la kulmay kuxigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali โ Xoosh ayaa maanta kula kulmay xafiiskiisa kuxigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey...
Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ah ku xukuntay dhagarqabe ka tirsanaa khawaarijta
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Ibraahim Aadan Maaddeey oo magaciisa Afgarashada dhinaca aragagixisaduna uu yahay โCabdiraxmaanโ.
Dhagarqabe...
Dowladda Sacuudiga oo aad u adkeysay Kaararka Xujeyda ka qeyb galaysa Xajka sanadkan 1446/...
Riyadh- Dowlada Sacuudi Carabiya ayaa ka hortageysa dadka aan soo marin nidaamka saxda ah ee loogu talo galay in ay maraan dadka xajinaya.
Waxaa soo...
Duqa Muqdisho oo qaabbilay danjiraha Emaaraatka ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Isutaga Imaaraatka...
Maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xirnayd dalka Sacuudiga oo loo fidiyay cafis
Jeddah- Qunsulka guud ee Soomaaliya u jooga dalka Sacuudi Arabiya Danjire, Axmed Maxamuud Diiriye ( Macruuf ) ayaa sheegay in ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee...
Wasiiru dowlaha wasaaradda Tamarta XFS oo Indonesiya kaga qayb galay shirka madasha 10-aad ee...
Jakarta- Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheeyraadka Biyaha XFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa ka qayb galay shirka madasha 10-aad ee...










