Wararka Gudaha

Dowlado ka mid ah midowga Yurub oo aqoonsaday dowlad ay yeelato Falastiin

0
Ra’iisul Wasaarayaasha dowladaha Norway, Spain iyo Ireland ayaa sheegay in ay aqoonsanayaan dowlad madax bannaan oo ay yeelato Falastiin. Simon Haries, Ra’iisul Wasaaraha Ireland, Ra’iisul...

Madaxweynaha Jubbaland oo booqday xarunta SoDMA

0
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa booqasho howleed u jeedkeedu yahay ogaanshaha xogaha bani’aadannimo ee dalka ka jira ku tagay xarunta dhexe...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeybgalay shirka sanadlaha ah ee hay’adaha Maaliyadda Carabta

0
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee hay’adaha Maaliyadda Carabta oo lagu qabanayo...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo furay Shirka Qorshaha Isbeddelka Qaranka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa furay shirka Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) 2025-2029=ka. Qorshahan ayaa waxa uu xambaarsanyahay rajo cusub...

Wasiir Maareeye oo kormeeray goobta lagu baaro gaadiidka Muqdisho keena qudaarta

0
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ka jawaabayay cabashada Ganacsatada Khudaarta ayaa saaka kormeer ku tagay Aargada Deyniile...

Booliska Soomaaliyeed oo soo xiray Koox rabshado ka waday Dagmada Daarusalaam

0
Ciidanka Booliska Soomaliyeed, ayaa degmada Daarusalaam ee Gobalka Banaadir ka soo qabtay koox la sheegay inay fowdo ka wadeen degmadaas, kuwaas oo gaaraya 15...

Wasiirka Dhallinyarada XFS oo furay shirka horumarinta Dhallinyarada

0
Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Maxamed Barre Maxamuud ayaa furay kulan wadatashi ah oo looga hadlayay qorshaha horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee shanta...

Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay safiirka Ruushka

0
Wasiirka arrrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo tallaado ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho,...

Ciidanka xoogga dalka oo gacanta ku dhigay gaari hub u waday khawaarijta

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed gaar ahaan Ururka 86aad ee guutada 77 ayaa gacanta ku dhigay Gaari Layla calaawi ah oo hub iyo saanad kale...

Xubin ka tirsanaa khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka

0
Baydhabo- Ibraahim Cali Maxamed oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa maanta isku soo dhiibay Taliska Guutada 8-aad, Qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka. Ninkaan ayaa tababarro...