NISA ayaa gacanta ku soo dhigtay 12 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta
Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee ka howlgala deegaanada Koonfur Galbeed ayaa gacanta ku soo dhigay dhagarqabayaashii ugu badnaa oo ka...
Mareykanka oo hakiyay shixnad hub ah oo ku socotay Isra’el
Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd Austin ayaa xaqiijiyay wararka sheegaya in Mareykanka uu hakiyay shixnad hub ah oo ku socotay Israa’iil, xilli maamulka madaxweyne Joe...
Dawladda Soomaaliya oo ka Qayb gashay Shir-weynaha Midowga Africa ee Bacriminta Beeraha
Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Beeraha ee XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo qayb ka ah wafdiga Dawlada Soomaaliya...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kenya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ku nool dalka Kenya, isaga oo uga...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho uga qayb galay xuska maalinta midowga Yurub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay Munaasabadda Maalinta Midowga Yurub ayaa kaga mahad celiyay taageeradooda joogtada ah ee...
Xeer ilaaliyaha Qaranka oo tababar u soo xiray hawlwadeeno ka tirsan bahda cadaaladda Galmudug...
Tababarka oo ahaa mid wadajir loogu qabtay xeer Ilaaliyaaasha iyo Dambi Baarayaasha dowlad goboleedyada Galmudug iyo Jubbaland ayaa waxaa soo agaasimay Machadka Tababarka Garsoorka...
Golaha warbaahinta Soomaaliyeed o soo saaray war-saxaafadeed
Golaha warbaahinta Soomaaliyeed ayaa soo saaray war-saxaafadeed ka kooban 8-qodob, kaas oo ay kaga hadlayaan ahmiyadda ay leedahay ilaalinta xuquuqda watiyaha iyo u hogaansanka...
Wasiir Biixi “𝟐𝟕 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐃𝐨𝐨𝐥𝐥𝐚𝐫 𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐚𝐫 𝐚𝐡 𝐚𝐲𝐮𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐤𝐡𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟒-𝐭𝐢𝐢...
Wasiirka Maaliyadda XFS “𝟐𝟕 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐃𝐨𝐨𝐥𝐥𝐚𝐫 𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐚𝐫 𝐚𝐡 𝐚𝐲𝐮𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐤𝐡𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟒-𝐭𝐢𝐢 𝐁𝐢𝐥𝐨𝐨𝐝 𝐞𝐞 𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐟𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐥𝐚 𝐛𝐚𝐫-𝐛𝐚𝐫 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐨...
Ra’iisul wasaare Xamse oo kulan la qaatay guddiga doorashooyinka Kenya
Nairobi : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Kenya, ayaa...
Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya
1-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...










