Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay safiirka Yeman
Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Arbaco ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho,...
Wasiirka Kalluumeysiga oo la kulmay dhigiisa dalka Cumaan
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan oo booqasho shaqo oo rasmi ah ku jooga...
Wasiirka gaashaandhigga oo wasaaradda ku qaabilay safiirka Ruushka
Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Danjiraha Ruushka u fadhiya Soomaaliya, Danjire Mikhail Golovanov ayaa kala...
Guddoomiye Madaale oo la kulmay danjiraha dowladda Ruushka u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ruushka u...
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo iska kaashanaya horumarinta gaadiidka
Riyadh- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Soomaliya Xildhibaan Fardowsa Osman Egal ayaa Maanta, kulan laqaadatay Dhigeeda Wasiiirka Gaadiidka Dalka Boqortooyada Sucuudi...
Dowlado ka mid ah midowga Yurub oo aqoonsaday dowlad ay yeelato Falastiin
Ra’iisul Wasaarayaasha dowladaha Norway, Spain iyo Ireland ayaa sheegay in ay aqoonsanayaan dowlad madax bannaan oo ay yeelato Falastiin.
Simon Haries, Ra’iisul Wasaaraha Ireland, Ra’iisul...
Madaxweynaha Jubbaland oo booqday xarunta SoDMA
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa booqasho howleed u jeedkeedu yahay ogaanshaha xogaha bani’aadannimo ee dalka ka jira ku tagay xarunta dhexe...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeybgalay shirka sanadlaha ah ee hay’adaha Maaliyadda Carabta
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee hay’adaha Maaliyadda Carabta oo lagu qabanayo...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo furay Shirka Qorshaha Isbeddelka Qaranka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa furay shirka Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) 2025-2029=ka.
Qorshahan ayaa waxa uu xambaarsanyahay rajo cusub...
Wasiir Maareeye oo kormeeray goobta lagu baaro gaadiidka Muqdisho keena qudaarta
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ka jawaabayay cabashada Ganacsatada Khudaarta ayaa saaka kormeer ku tagay Aargada Deyniile...









