Wararka Gudaha

Waddamada Carabta qaarkood oo Soomaaliya ugu hambalyeeyey maalinta xorriyadda iyo midowga

0
Waxaa iska soo daba dhacaya hambalyada ku aaddan xuska munaasabadda 1-da luulyo oo ku beegan sannad guuradii 64-aad ee kasoo wareegtay markii gobollada Koonfureed...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ka qeyb-galay Dhoolla-tuska Ciidanka Qalabka Sida ee 1-da luuliyo

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabadda xuska sannad guurada 64-aad ee xornimada iyo Midnimada dalkeenna ayaa shacabka...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo Shacabka ku dhaqan dalka Masar kala qeyb-galay xuska 1-da...

0
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Masar kala qeyb-galay xuska sannad-guuradii 64-aad ee ka soo...

QM oo Soomaaliya ugu hambalyeeysay Munaasabadda 1-da luuliyo

0
Ku-Simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyeeyay sannadguurada 64-aad...

1-da Luulyo “Mataanayntii Maandeeq”

0
Ummad walba oo dunida ku nool waxay leedahay maalmo ay si gaar ah ay u maamuusaan isla markaana ku weyn quluubtooda, kuwaasi oo ku...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska Munaasabadda 1-da luuliyo

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska munaasabadda sannad-guurada 64-aad ee kasoo wareegtay maalinta xorriyada iyo midnimada Umadda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo hambalyadda 1-da luuliyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska munaasabadda 1-da Luulyo oo ku...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Munaasabadda Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb galay Munaasabadda Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo, isagoo salaan sharaf ka qaatay cutubyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed maalinta xornimada iyo qarannimada

0
1 Luulyo, 2024: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda qiimaha badan ee 1-da...

Guddoomiyaha hey’adda SoDMA oo gaaray magalada baraawe si uu ugu kuurgalo xaaladda Bani’aadannimo ee...

0
BARAAWE- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo hoggaaminaya wafti ballaaran oo ay qeyb ka yihiin xubno ka tirsan Golaha Shacabka BJFS,...