Wararka Gudaha

Maxkamada Gobolka Banaadir oo xukun ku riday xubno loo haystay Burcad-badeednimo

0
Maxkamadda Gobalka Banaadir oo ka Jawaabeysa Xaashida Eedda ee uu Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku u soo gudbiyey, ayna Eedeysaneyaal ka yihiin: 1. C/kariin...

Ra”iisul wasaare Xamse oo daahfuray Shirka Madasha Badbaadinta Carruurta Soomaaliyeed

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Daahfuray shirka Guddiga Heer Qaran ee Tallaalka, Ciribtirka Cudurka Dabaysha iyo Madasha Badbaadinta...

Ra”iisul wasaare Xamse oo magacaabay Guddida qaban qaabada Aaska Guddoomiye Jawaari

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Aaska Qaran ee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan...

Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Ciraaq oo waraaqaha aqoonsiga laga gudoomay

0
Baqdaad:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ciraaq Mudane Cabdiladiif Jamaal Rashiid ayaa waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Ciraaq Danjire Ridwaan Xirsi...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska 26-ka June oo ah markii ay xoroobeen gobollada waqooyi ee dalka. 2- Madaxweyne Xasan...

Ra”iisul wasaare Xamse oo ka tacsiyeey Geerida Guddoomiye Jawaari

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyska iyo ehelka uu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka Tacsiyeey geerida Guddoomiye Jawaari

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Allaha u naxariistee guddoomiyihii hore ee Golaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka Tacsiyeeyey geerida Guddoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan...

Madaxa Hay’adda Maareynta Masiibooyinka oo la kulmay madaxda gargaarka ee Qaramada Midoobay

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa la kulmay ku xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabislan arrimaha gargaarka Soomaaliya...

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo soo gunanadday imtixaanka dugsiyada sare

0
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada XFS Nuuro Mustaf Mukhtaar ayaa maanta oo Jimco ah soo gabagabeysay Imtixaanka fasalada dugsiyada sare ee Dalka. Xaflad loo sameeyay xiritaankii...