Wararka Gudaha

Wafdi ka socda Baarlamaanka JFS iyo xubnaha guddiga fulinta ururka midowga baarlamaanada carabta oo...

0
Wafdi ka socda Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Xildhibaan Saciid Maxamed Maxamuud oo xubin ka ah guddiga fulinta ururka midowga baarlamaanada carabta...

Booliska Hirshabeelle oo la siiyay tababar ku saabsan baarista faraha

0
Danbi-baarayaasha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa usoo dhamaadey tababar socday muddo shan maalmood ah oo ku saabsanaa baaritaanka faraha iyo...

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo ay wehliyaan Wasiirro, Xildhibaanno iyo masuuliyiin ka tirsan hey’adaha Dowladda, ayaa Muqdisho...

Safiirka Turkiga ee JFS oo ka qeyb-galay xuska aas-aas-ka Midowga Afrika

0
Safiirka Turkiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Fatxu-diin Maxamed Cali ayaa shalay kaga qayb galay magaalada Ankara xaflad aad loo soo abaabulay oo lagu...

WADDADA NABADDA RAADINTA LOO MARO

0
Dhibaato kasta xal bay yeelataa haddii la helo jawi wanaagsan, afgarad iyo dadyow u heelan in la gaaro waddada nabadda . Waxaa aad loo soo...

SOOMAALIDA OO TIKTOK-GA KA DHEX BILOWDAY ARRIMAHA QABIILKA

0
Soomaalida maxay ugu jidbootaa qabiilka amxaase u diiday qaran iyo midnimo in ay laasimaan oo ku dhaqmaan ? Waxay ka mid tahay waxyabaha la yaabka...

BAYAANKII UGU ADKAA” (WARBIXIN)

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweyneysaa taageerada dalalka caalamka ay ku taageereen qadiyadda Soomaaliya ee dhowrista madaxbanaanideeda, qaranimada iyo midnimada dhuleed, waxayna si gar...

XANUUNADA DHIMIRKA KU DHACA OO SII KORDHAYO.

0
Gabi ahan Somalia waxa kuso badanayo dadka maskaxiyan u xanunsan, Xanunkas oo si fudud ku bilowda kadibna u gudba in uu qofku galo xaalad...

WAR HOOY DHULKA CIDLO MAAHAN WAAD SIRAN TAHEE

0
Itoobiya dhulkii hore haddaan ku qabsan lahaa kan igama soo doonteen waa se waxay ka dheefto Sabarkii badnaa iyo iska indho tirkii dhulka itoobiya naga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Masuuliyiin kale oo Xalay ka qeybgalay munaasabada Somali Night Awards

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb galay munaasabada Somali Night Awards, kaasi oo abaalmarino lagu...