Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay xubno ka socday Midowga Jaamacadaha dalka

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka socday Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed, isagoo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Imaaraadka Carabta

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay wadanka Isutagga Imaaraadka...

Duqa Muqdisho oo qaabbilay Agaasimaha Hay’adda cuntada Adduunka WFP ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabbilay wafdi uu hogaaminaayay Agaasimaha...

Soomaaliya iyo Maraykanka oo ka wada hadlay ciribtirka Argagaxisada

0
Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaalieed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa kulan la qaatay La-taliyaha dagaalka ka dhanka ah Argagixisada ee Safaarada Mareekanka ee Soomaaliya...

Wasiir Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta Dalka dib ugu soo laabtay

0
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga XFS iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay Garoonka Caalamiga ee Aadan Cade, kadib safar...

Wasiirka Difaaca: Guud ahaan ATMIS in kabadan 27 goobood ayaa lagala wareegay

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah-faahiyay qorshaha howlgalka gaba-gabada ah ee ATMIS. Wasiirka ayaa sheegay in ciidanka...

Booliska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay kooxo ka shaqeynayay falal amni darro

0
Howlgal ay xalay fuliyeen Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Gobalka Banaadir ayaa lagu soo qabtay kooxo ku eedeysan in ay ciyaal wareero yihiin, kuwaas oo...

Wasiirka Gaashaandhigga ee XFS oo faah-faahin ka bixiyay howlgallada ka dhanka ah khawaarijta

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS, mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa faah-faahin dheeri ah ka bixiyey howlgallada dalka looga xoreynayo Khawaarijta ee ka socda qaar kamid...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maalintii afaraad ka socda magaalada Muqdisho

0
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu gudoominaayo Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii afaraad s habsami leh uga socdo  xarunta Madaxtooyada Qaranka...

Wasiirka Difaaca “Itoobiya ciidankeeda qeyb kama noqon doonaan howlgallada ciidan ee dalka ka socda...

0
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo ka hadlay xaaladda howlgalka ATMIS iyo halka uu marayo qorshahooda ayaa sheegay in ciidamada xoogga...