Xildhibaanada laga soo doortay gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka oo la kulmay Wasiir Al-Caddaala
USA- Xildhibaannada laga soo doortay gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa si diirran ugu soo dhoweeyey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...
Ciidanka Danab oo howlgallo baaxad leh ka fuliyay degaanno ka tirsan Galgaduud
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska XDS Danab ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheeysan ka fuliyay degaanka Gariile oo hoostaga degmada Ceel-dheer...
Wasiirka Waxbarashada oo la kulmay Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa la kulmay Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed.
Ajendaha kulanka ayaa ahaa la Kulanka Wasaaradda...
Ra’iisul-Wasaare Xamsa oo ka hadlay halka uu marayo shirka wadatashiga Qaran
Ra’iisul-Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay halka uu marayo shirka wadatashiga Qaran oo maalmahan ka socday Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha oo...
Wasiirka Waxbarashada oo la kulmay Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa la kulmay Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed.
Ajendaha kulanka ayaa ahaa la Kulanka Wasaaradda...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka hadlay halka uu marayo shirka wada tashiga Qaran
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay halka uu marayo shirka wada tashiga Qaran oo maalmahan ka socday Muqdisho.
Ra’iisul...
Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2025
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi...
Wasaaradda qorsheynta oo Muqdisho ku qabatay kulan ku aadan qorshaha isbadalka Qaranka
Wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah oo looga hadlayay dardargellinta oorshaha isbedelka...
Taliyaha Boliiska Soomaaliyeed oo kormeeray xarunta dambi baarista iyo goobo kale
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta dambi baarista Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee CID iyo...
Madaxweyne Qoorqoor iyo madax kale oo ka qaybgalay saxiixa mashruuca dhismaha Dekadda Hobyo
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa goobjoog ka ahaa munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu qabtay magaaladda Muqdisho isla...










