SOOMAALAAY BARAARUGA!!
Weligaa ma dareentay in ay jiraan wax ka badan waxa aad hadda la kulanto? Ma dareemeysaa dareen degenaansho la'aan ah ama u hilowga wax...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb gelaya shirka Bangiga Horumarinta Afrika
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shirka sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika uga qeybgalaya magaalada Nairobi Kenya.
Shirkan oo...
Halkee marayaa diyaargarowga Xujeyda Soomaaliyeed ee ku sugan dhulka barakaysan?
Waxaa magaalada Barakeysan ee Madiina ka soo ambabaxay Gaadiid ay saaran yihiin Xujeyda Soomaaliyeed oo ku sugnaa magaaladaasi.
Xujeydan oo muddo sedex maalmood ah ku...
‘MA OGOLIN TAAKO KA MID AH DHULKEENA INUU CADOW QAATO’ (WARBIXIN)
Ingiriisku markuu dhulweynaha Soomalida ku wareejinayay Ethiopia (1954) hababkii uu adeegsaday waxa ka mid ahaa;
In xabsiyada laga buuxiyo dadka indheergaradka Bulshada
In Colaado...
HIBADU WAA SHEYGA UGU MUHIIMSAN EE QOFKU GUUL KU RAADIN KARO
Hibadu waa xirfad gaar ah oo uu Alle ku manneesto adduumadiisa kala duwan taasoo u noqota qofka mid uu bulshada kaga dhex muuqdo inta...
KASBASHADA XALAASHA IYO KA FOGAANSHAHA XAARAANTA
Qof kasta oo muslim ah waxaa ku waajib ah in uu kasbado oo uu cuno waxa xalaasha ah, kana dheerado waxa xaaranta ah isaga...
JADWAL XISAABEEDKA TAARIIKHDA ISLAAMKA
Taariikhda sannadka Islaamku waxaa lagu tiriyaa bisha (ama dayaxa). Waxaana uu ka koobanyahay 12 bilood kuwaas oo bilwalba tiradeedu ay ku xirantahay dhalashada bisha....
15 KA MIDA AH FAA’IIDOOYINKA AKHRINTA QUR’AANKA KARIIMKA.
1: QUR'AANKU Waxa uu kordhiyaa kalsoonida addoonku uu ku qabo RABBIGIISII ABUURAY SUBXAANAHU WATACAALAA.
2: QUR'AANKA waxaa Laga Helaa raaxo nafsi ah { Deganaansho/Xasilooni }.
3:...
Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo loo doortay madaxweyne ku xigeenka golaha shirweynaha caafimaadka aduunka
Geneva: Shirka Caafimaadka Adduunka kisii 77-aad oo si rasmi ah uga furmay maanta magalaada Geneva ee dalka Switzerland ayaa waxaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo...
Dowladda oo dib u habayn ku samaynaysa qaadashada Baasaboorka shaqaalaha iyo kan diblomaasiga
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho,...










