Wararka Gudaha

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabbilay danjire James Swan

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Ergeyga kumeel gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada...

SoDMA oo gargaar ka qaybisay degmada Waajid ee gobolka Bakool

0
-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta 220 qoys waxa ay gargaar ugu qeybisay...

Danjiraha Soomaaliya u jooga Turkiga oo halkaasi kula kulmay dhiggiisa dalka Koofurta Suudaan

0
-Danjiraha Soomaaliya u jooga dalka Turkiga Danjire Fatxudin Cali Maxamed Fathi Ospite ayaa maanta xafiiskiisa ku booqday Danjiraha Koofurta Sudan u fadhiya Turkiga isla...

Shir looga hadlayo horumarinta Kalluumeysiga oo ka furmay Dhuusamareeb

0
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Garaad Yuusuf ayaa si rasmi ah u furay Shirka Guddiga Farsamada ee...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta hay’adaha QM

0
Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa kulan la yeeshay masuuliyiin  ka kala socotay Hay’addaha UNICEF, WFP, IOM iyo OCHA. Kulankan waxaa...

𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 oo loogu 𝐝𝐞𝐞𝐪𝐚𝐲 $𝟏𝟖-𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐝𝐨𝐥𝐥𝐚𝐫

0
-𝐁𝐚𝐧𝐢𝐠𝐢𝐠𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚 ayaa 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐝𝐞𝐞𝐪𝐚𝐲 $𝟏𝟖-𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐝𝐨𝐥𝐥𝐚𝐫, lagactaas 𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐚𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐛𝐚𝐚𝐲𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐛𝐚𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐂𝐢𝐦𝐢l𝐥𝐚𝐝𝐚. Munaasibad kooban oo lagu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo u ambabaxay Kenya

0
-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Dalka...

Qaramada Midoobay oo maanta ka hadlaysa weerarada cirka ee Israa’iil ka waddo Rafac

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta isugu yeeray shir degdeg ah oo looga arrinsanayo weerarada cirka ah ee ay Israa’iil ku dishay dad...

SOOMAALAAY BARAARUGA!!

0
Weligaa ma dareentay in ay jiraan wax ka badan waxa aad hadda la kulanto? Ma dareemeysaa dareen degenaansho la'aan ah ama u hilowga wax...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb gelaya shirka Bangiga Horumarinta Afrika

0
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shirka sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika uga qeybgalaya magaalada Nairobi Kenya. Shirkan oo...