Shirka Bangiga Horumarinta Afrika oo Nairobi ka furmay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay gaaray magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya ayaa maanta ka qeyb-galay Shirka Bangiga...
Digniinta Duufaanta Laly oo soo kordhaysa (WARBIXIN)
Inkastoo hadda la gudagalayo xilliga Xagaagga oo ay kacaan dabeylaha Maansoorka ee dhinaca Xeebaha ah, islamarkaana la galayo Bad-xiranka oo ka bilaabanaya dhammaadka bisha...
Soomaaliya oo Geneva uga qeyb gashay shirka wasiirrada isgaarsiinta ee madasha WSIS20
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS 𝗫𝗶𝗹𝗱𝗵𝗶𝗯𝗮𝗮𝗻 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗔𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗠𝗮𝗰𝗮l𝗹𝗶𝗻 𝗖𝗮𝗹𝗶 (𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶) ayaa ka qeybgalay Shirka Wasiirrada Isgaarsiinta ee ka qeybgalaya Madasha 𝗪𝗦𝗜𝗦𝟮𝟬 oo sanadkaan...
Wasiir Fartaag oo sheegay in Caafimaad la’aan uusan amni jiri karin
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa sheegay in Caafimaad la’aan aysan jirin wax barasho, amni iyo horumar toona...
Sidee Dhallinyarada uga feejignaan kartaa saameynta si xun u isticmaalka baraha Bulshada?
Shaki kuma jiro in baraha bulshada ay noqdeen qayb weyn oo ka mid ah nolosha casriga ah, horumarka tiknoolajiyadda awgeed barahaha bulshada ayaa noqday...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay ku simaha cusub ee wakiilka gaarka ah ee QM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo aqalka Madaxtooyada ku qaabilay ku simaha cusub ee wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud...
Wasiirka kalluumaysiya XFS iyo wasiirrada kalluumaysiga dowlad goboleedyada oo Dhuusamareeb gaaray
Dhuusamareeb: Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan oo ay wehliyaan wasiirada Kalluumeysiga ee dowlad Goboleedyada Hirshabeelle,...
Booliiska Galmudug oo xabsiga u taxaabay gabar aflagaado ka geysatay baraha bulshada
Gaalkacyo- Booliiska Galmudug ayaa xabsiga u dhaadhiciyay Fardowso Cabdi Xuseen oo muuqaal ay baraha bulshada soo dhigtay ku weerartay madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud.
Gabadhan oo...
Soomaaliya iyo Liibiya oo ka wada hadlay xaaladda tahriibayaasha
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Sii-hayaha Safaaradda dowladda Liibiya ee Soomaaliya, Nasr...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabbilay danjire James Swan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Ergeyga kumeel gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada...










