Wararka Gudaha

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga oo ka warbixiyay Kalluumeysiga Sharci darrada ah

0
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta Qaranka ku sheegay in ay Dowladda Federaalku qaaday dagaal xoog...

Saraakiil ka tirsan Boliiska Soomaaliya oo tababar loogu soo xiray dalka Masar

0
Magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa lagu soo gebagebeeyay tababar lagu baranayay la dagaalanka Khawaarijta oo loo qabtay Saraakiil ka socotay Booliiska 36 dal...

Warbixinta waxqabadka todobaadlaha ah ee dowladda

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah u furay Kalfadhiga 5aad ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Asmara...

Safiirka JFS ee dalka Shiinaha oo ka qeyb galay shirka horumarinta iyo waxqabad wadaagga...

0
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane, ayaa magaalada Beijing uga qeyb galay shirweynihii labaad ee madasha horumarinta iyo waxqabad...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay dhiggiisa Masar

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Masar Badr Cabdulcaadi...

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Diyaaradda Egypt Air oo lagu qabtay Garoonka Aadan Cadde

0
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa Maanta ka dhacday munaasabad lagu soo dhaweynayay diyaaradda Egypt Air oo markii ugu horeysay bilowday duulimaadkeeda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay xaflad loo sameeyay abaalmarinta saraakiil ciidan iyo howlwadeenada...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasbad loogu talagalay abaal-marinta Saraakiisha Ciidamada Ammaanka iyo Howl-wadeenada kale ee Wasaaradda...

Madaxweyne Erdogan “Turkiga ma aqbali doono isku dayga wada shaqeynta Isra’el ee NATO

0
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay maalinimadii shalay oo Khamiis aheyd in isku dayga lagu doonayo in Israa’iil lagala shaqeeyo NATO ay tahay...

Wasiir Mareeye “Dadka Beeralayda iyo Xoolo dhaqatada ah waxa ay naga mudanyihiin in aan...

0
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabja Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo kulan wadahadal ah la qaatay madaxda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ujeedka...

Dowladda FS iyo Maamulka Jubbaland oo soo saaray qodobbo muhiim ah oo khuseeyay colaadihii...

0
Mas;uuliyiin ka tirsan Dowladda Fedweraalka ,maamulka Jubbalanad iyo waxfarad kale oo maalmahaan ku sugnaa Degmada Luuq ayaa soo saaray warsaxaafadeed ku saabsanaa xal u...