Wasiirka Isgaarsiinta oo la kulmay xoghaayaha guud ee Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah ee ITU
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS xildhibaan Maxamed Aadam Macalin Cali (Soomaali) oo ka qeybgalaya Madasha WSIS20 oo lagu qabtay sanadkaan Magaalada Geneva ee wadanka...
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo dhigiis Baxreyn la kulmay
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Manama ee caasimadda Boqortooyada Baxreyn kula kulmay Wasiirka Warfaafinta...
Wasiirka Arrimaha dibadda oo ka qeyb galay shirka madasha Shiinaha iyo Carabt
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa khudbadii ka jeediyay shirka 10-aad ee madasha Shiinaha iyo Carabta oo...
Cali Dheer oo tirsana Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay Laamaha Amniga Goof-gaduud
Ciidanka xoogga dalka Ururka 47-aad Ee Guutada 8-aad Ee Qeybta 60-aad ayaa waxaa isku soo dhiibay Cali Guudow Madey oo ka tirsana Khawaarijta dhexdoona...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XJFS oo qaabilay agaasimaha barnaamijka Qarammada Midoobay ee Deegaanka
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta qaabilay agaasimaha barnaamijka Qarammada Midoobay ee Deegaanka (UNEP Excutive Director) Marwo Inger Anderson oo...
Mas’uuliyiin ka tirsan hay’adda socdaalka oo ka qeyb galay shir looga hadlayay Aqoonsiga Dijitaalka...
Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa uga qayb galay magaalada Mombasa ee dalka Kenya shir socday muddo labo maalmood ah oo...
Ra’iisul wasaaraha XJFS oo kormeer ku tagay waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar
Ra’iisul WasaarAha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tagey Balcad kormeer lagu dardargelinayo billawga wajiga saddexaad ee waddada isku xirta...
Wasiirka Isgaarsiinta oo ka qeybgalay Shirka Maamulka Garaadka Macmalka ee Artificial intelligence (AI)
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin Cali (Soomaali) ayaa Magaalada Geneva kaga qeybgalay kulan muhiim ah oo dib loogu eegay Maamulka...
Dowladda Soomaaliya oo digniin udirtay dadka barah bulshada ku faafiya waxyaabah ka soo horjeeda...
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta C/raxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo ka qeyb galay dood looga hadlayay dadka sida qaldan u isticmaala barah bulshada ee ku soo...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeyb galay shirka Bangiga Horumarinta Afrika
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ka qeyb galaya shirka Sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika ayaa waxa uu halkaas...










