Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga oo tababar loogu soo xiray Turkiye
Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa tababar aqoon kororsi ah oo la xiriiray kor u qaadidda xirfadahooda shaqo loogu soo gabagabeeyay dalka...
Howlgallo ciidan oo lagu sugaayey amniga oo ka dhacay duleedka Berdaale
Wasiirka Wasaarada Amniga gudaha Koonfur Galbeed Mudane Xasan Cabdiqaadir Maxamed, Gudoomiyaha gobolka Baay Maxamed Xasan Caracas iyo Talisyada kala duwan ee Ciidamada Amniga ayaa...
Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo booqday xabsiyo ay ku jiraan dhallinyaro Soomaaliyeed
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka koonfur Afrika Mudane Maxamed Sheekh Isaaq ayaa booqday xabsi lagu magacaabo Lindela oo ay ku jiraan dhallinyaro Soomaali ah.
Danjire...
Maraykanka iyo Ingiriiska oo weerar ku qaaday Xuutiyiinta Yemen
Ciidamada Maraykanka iyo Ingiriiska ayaa duqaymo dhanka cirka ah ku fuliyay 13 goobood oo ku yaallla Magaalada Sanca,kuwaas oo la tilmaamayin ay yihiin bartilmaamedyo...
Madaxweynaha JFS oo Dalka kenya kulan kula yeeshay Madaxa Bangiga Horumarinta Afrika
Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah magaalada Nairobi kula yeeshay Madaxa Bangiga Horumarinta Afrika Mudane Akinwumi Adesina.
Madaxweynaha iyo xubnihii...
Golaha Wasiirrada Hir-Shabeelle oo Geri-jir u aqoonsaday Degmo kamid ah Hiiraan
Golaha Wasiirrada HirShabeelle ayaa markii ugu horeysay ku shiray degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ,iyagoo degmo u aqoonsaday Geri-jir,sida uu ku waramay Afhayeenka Maamulka...
Wasiirka Dhallinyarada XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayey oo lagu soo dhoweeyay Dalka Liibiya
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Tripoli ee caasimadda dalka...
Madaxweynaha JFS oo dhambaal qoraal ah u diray dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fariin qoraal ah u diray dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Amiir Maxamed Bin Salmaan, kaas oo uu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo sheegay inay soo dhaweynayaan maalgashiga caalamiga ah
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya , Axmed Macallin Fiqi ayaa khudbadii uu ka jeediyay shirka 10-aad ee madasha Shiinaha iyo...
Wasiirka Isgaarsiinta oo la kulmay xoghaayaha guud ee Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah ee ITU
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS xildhibaan Maxamed Aadam Macalin Cali (Soomaali) oo ka qeybgalaya Madasha WSIS20 oo lagu qabtay sanadkaan Magaalada Geneva ee wadanka...










