Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo kulan casho u sameeyay xubno ka socday dowladda
Safiirka Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa kulan casho sharaf ah u sameeyay mas’uuliyiin ka socday Soomaaliya oo todobaadyadii lasoo dhaafay aqoon kororsi la...
Wasiir Faarax “Dowladda Soomaaliya waxaa ma go’an difaaca madax-bannaanida iyo qaranimada dalka”
London- Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo wasiirka waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare ee XFS oo howlo shaqo u jooga dalka UK...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo kulan la qaatay qaar kamid ah culimadda Soomaaliyeed
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/guuto Sulub Axmad firin ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed oo kala hadlay wacyigalinta bulshadda...
Wasiirka arrimaha Guddaha oo Shir guddoomiyay kulanka Guddiga qaban qaabada maalmaha Xoriyadda
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Cali Yusuf Cali-Xoosh oo ah guddoomiyaha guddiga qabanqaabada maalmaha xoriyadda iyo midnimada ee 26-ka Juun...
Ra”iisulwasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dalka Qatar u jooga Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi,...
Madax ka tirsan hay’adda socdaalka oo shir muhiim ah ugu qayb galaya dalka Nayjeeriya
Mas’uuliyiin ka tirsan hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa magaalada Abuja ee dalka Nayjeeriya uga qeyb galay kulan aqoon is-waydaarsi ah oo socday muddo...
Maxkamada Gobolka Banaadir oo xukuno kala duwan ka soo saartay Saraakiil ku Eedaysanaa Musuq...
Maxakmadda gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada Xukunka 12 Eedaysane oo ka tirsanaa Haya’addaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Sida Haya’adda Socdaalka...
Wasiirka arrimaha Guddaha oo Shir guddoomiyey kulanka Gudidda Qaban qaabada Maalmaha Xoriyadda
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Hon Ali Yusuf Ali – Xoosh oo ah guddoomiyaha guddiga qabanqaabada maalmaha xoriyadda iyo midnimada...
Wasiiru Dolwaha Wasaaradda Biyaha XFS ayaa ka qayb galay madashii 10 ee biyaha oo...
Indonia:-Wasiiru Dolwaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheeyraadka Biyaha XFS Maxamed Cabdullaahi ayaa kulan doceedyo la qaatay qaar ka mid ah madaxdii ka qeyb gashay madashii...
Warbixinta:-Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, lagana soo...









