Wararka Gudaha

Ra’iisul wasaaraha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Shiinaha u jooga Dalka Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya,...

Isku soo Bax looga soo horjeedo xadgudubka Israa’iil, laguna taageerayo Midnimada iyo Wadajirka ...

0
Jowhar(Wargeyska Dalka):-Magaalada Jowhar, Xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe, waxaa si weyn uga socda Dibad bax ballaaran oo Shacabka Magaalada ay uga dhiidhinayaan gardarrada Israa’iil iyo...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Maanta Xarigga ka jaray Dhismaha Waddada Nasiib Buundo qeybteeda Degmada...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha  Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Nasiib Buundo,...

Deegaannada Maamul Gobolleedka Hirshabeelle oo Maanta ay ka socdaan isku soo baxyo waaweyn

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-waxaa weli Gobolada iyo Degmooyinka dalka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka sii soconaya isu soo baxyada shacabka Soomaaliyeed ku diidan yihiin farogelinta qaawan ee...

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgal ka hortag ah ka fuliyey Shabeellaha hoose

0
Marka: Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor iyo Ciidamada Hay’adda Nabadsugida Qaranka, oo dhawaan la wareegay deegaanada Gendershe iyo Dhanaane ee Gobolka...

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo Istanbul ku soo bandhigay guusha sahminta shidaalka Soomaaliya

0
Istanbul: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay Türkiye Mudane Recep Tayyip Erdoğan ayaa magaalada Istanbuul ku...

Dowladda maraykanka oo si adag u taageertay Madax-Bannaanida iyo midnimada Dalka Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Mareykanka ayaa cadeysay in aysan waxba iska badalin siyaasaddeeda ku aaddan Soomaaliya, isla markaana si buuxda u taageersan tahay Madax-bannaanida, Midnimada, iyo...

Dowladda Shiinaha oo taageertay Midnimada iyo Madax-Bannaanida Dalka Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha ayaa si weyn oo buuxda u xaqiijisay garab istaaggeeda Midnimada, Madax-bannaanida, iyo Wadajirka Dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ....

Dowladda Ingiriiska oo si cad u muujisay taageerada Midnimada iyo Madax-Bannaanida Dalka Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa si rasmi ah u xaqiijisay mowqifkeeda ku aaddan taageerada buuxda ee Midnimada, Madax-Bannaanida, iyo Wadajirka Dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Dowladda Ruushka oo sheegtay in ay si adag u garab taagan tahay ilaalinta Midnimada...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Ruushka ayaa sheegtay inay si cad oo rasmi ah u garab taagantahay ilaalinta Midnimada iyo Madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), iyadoo carrabka...