Wararka Gudaha

Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu soo dhaweeyay Degmada Cali-Gaduud

0
Hirshabeelle:- Maamulka, dhaqanka, wax-garadka, haweenka, kooxaha hiddaha iyo dhaqanka, iyo bulshada degmada Cali Gaduud ayaa galabta si wadajir ah u soo dhaweeyay wafdi uu...

Wasiirka shaqada XFS oo kulan la yeeshay mas’uuliyiin ka socotay hey’adda UNICEF

0
Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimana Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa maanta kulan miro dhal ah la yeeshey...

Ra’iisul wasaaraha XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Qatar

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Ra’iisul Wasaare...

Wasiirka Cadaaladda oo furay shirka wadatashiga Qorshaha Istiraatiijiyadda Asluubta Soomaaliyeed

0
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta furay shirka Wadatashiga Qorshaha Istiraatijiyadda Asluubta Soomaaliyeed. Shirkaan waxa ka soo qeybgalay Xeerilaaliyaha...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaan hoostaga Buurhakaba

0
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ee degmada Buurhakaba ayaa howlgal qorsheysan oo ay ku fuliyeen deegaanka Jameecada ee gobolka Bay...

Xeer-ilaalinta Qaranka oo Raashiin dhacay ku celisay dalkii laga keenay

0
Xafiiska xeer ilaalinta Qaranka ayaa qaaday tallaabo culus oo ku aadan Raashin dhacay oo 7-bishii Maarso ee sanadkaan lagu qabtay dekadda magaalada Muqdisho, kaas...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan dadweyne Su’aalo lagu weydiiyay

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada iyo Guddoomiyaha Gobalka Shabeellada Dhexe ayaa ...

Shacabka degmada Xuddur oo wajahaya xaalad adag

0
XUDDUR- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminaayo qeybna ay ka yihiin Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed Cabdinaasir...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga dooday xeerka shaqada

0
Kulanka mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS oo ahaa kalfadhiga shanaad kulankiisa shanaad waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan...

Ra”iisul wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay Geerida Sh Cismaan Xiddig

0
-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray qoyska, ehelka, ardeydii iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu...