Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo xoojinaya iskaashigooda dhinaca duulista
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa Talaadadii shalay qaabishay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Danjire Karin...
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo maanta xukun ku ridday xubin ka tirsan khawaarijta
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta 8 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Maxamuud Maxamed Macalim “Karaama” 8 Sano oo xabsi...
Duqa Muqdisho: Adduunka dhan ayay saameeyeen baraha bulshadu laakiin dowladaha waa weyn way xakameeyeen
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in dhibaatada ay baraha bulshadu ku hayaan Caalamka oo idil ay...
Wasiir Mukhtaar Roobow oo sheegay in labo sano oo ay maamulayaan adeegga Xajka aanu...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali oo kulan kula yeeshey magaalada Barakaysane ee Makah Almukaramah ee Sucuudi Carbiya, xubnaha guddiga adeegga...
Ra’iisulwasaare ku-xigeenka XFS oo gaaray Jowhar
Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha ahna Ra’iisulwasaare ku-xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.
Mudane, Saalax...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay madaxa hay’adda horumarinta Kuuriyada Koofureed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay Madaxweynaha hay’adda horumarinta Kuuriyada Koofureed (KOICA) CHANG, Won Sam oo ay...
Safiirka Soomaaliya ee koonfur Afrika oo kulan laqaatay Culimda Soomaaliyeed ee dalkaasi
Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee South Africa ayaa la kulamay Guddoonka sare ee hay’adda Al-bayaan ee ka jirta dalkan South africa.
Kulan sharafeedkan ey maamulka sare...
Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay dib u habeynta Ciidamada Xoogga Dalka
Taliyaha ciidanka XDS Sarreeye Gaas, Ibraahim Sheekh Muxyaddiin oo uu wehliyo Taliyaha Ciidamada Talyaaniga ayaa ubax dhigay Taallada Daljirka Italy loona yaqaan Taallada geesiyaashii...
Shirka Saameynta Wararka been abuurka ah iyo kicinta colaadaha oo maalintii labaad galay
Shirka Saameynta Wararka been abuurka ah iyo kicinta colaaduhu ku leeyihiin nabadda iyo Xasiloonida ayaa maalintii labaad galay, kaas oo shalay ka furmay Muqdisho.
Maanta...
Wasiirka Awqaafta XFS oo kulan la qaatay maamulka Xujeyda iyo Shirkadaha Xamlooyinka
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Mukhtaar Roobow Cali, ayaa kulan la qaatay madaxda u adeegayso xujayda Soomaaliyeed.
Wasiirka ayaa ku...










