Wararka Gudaha

ISKA BIXI CANSHUURTA SI LOO DHAMEYSTIRO MASHAARIICDA QABYADA AH

0
Dal waxaa dhisa dadkiis, dal marka lagu leeyahay waa in la helaa dad dal xuduuda leh, calan, lacag, iyadoo intaasba ay jiraan ayaa haddana...

Shir ku saabsan saameynta faafinta wararka been abuurka oo ka furmay Muqdisho

0
Shirka Saameynta faafinta wararka been abuurka ah iyo kicinta colaadaha ay ku leeyiihiin nabadda iyo xasilloonida ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho. Shirkaan waxaa soo...

SoDMA oo tababar ku aaddan ka jawaabista xaaladaha degdegga ah kusoo gebagabaysay Muqdisho

0
-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa tababar kor loogu qaadayay aqoonta dhallinyarada iyo mutaddawiciinta Soomaliyeed ugu soo xirtay Muqdisho. Tababarkan ayaa loogu tala galay in ay...

Wasiirka arrimaha dibadda oo u safray New York

0
Wasiirka arrimaha dibadda iyo isaashiga caalamiga mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Isniin ah u kicitimay Magaalada New York, isaga oo...

Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka oo la kulmay safiirka Talyaaniga

0
Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada xukuumadda Federalka Soomaaliya mudane Bashiir Macallin Cali Xassan ayaa kulan la qaatay Safiirka dowladda Talyaaniga u...

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka hawlaha guud oo Kismaayo gaaray

0
Kismaayo: Magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyay wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda hawlaha guud ee XFS mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) oo Kismaayo...

Xarunta gurmadka ee hay’adda maareynta musiibooyinka oo la hirgaliyey

0
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyed Generaal Sulub Axmed Firin, ayaa maanta si wadajir...

Shirweynaha Xafiisyada Hantidhowrka Guud ee Labada Heer ee Jamhuuriyadda oo maalinkii labaad Soconayo

0
Shirweynaha Xafiisyada Hantidhowrka Guud ee Labada Heer ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maalinkii labaad soconaya oo ajanduhu yahay aqoon-isweydaarsi ku saabsan Sharciyada Hantidhowr ee...

Dood ka dhalatay joogitaanka Ciidamada ATMIS ee Soomaaliya (WARBIXIN)

0
Waxaan la soconay in Madaxweynaha Kenya, William Ruto, uu sheegay in Kooxda Al-shabaab  ay qabsan doonto guud ahaan dalka Soomaaliya haddii ay baxaan Ciidanka...

Howlgal ka dhacay Puntland oo lagu soo qabtay Xubno lagu tuhmayo inay ka tirsan...

0
Ciidanka Amniga Dowlad Goboleedka Puntland ee PSF oo magaalada Boosaaso ka fuliyay hawlgal lagu xoojinayo amniga magaalada ayaa soo qabtay xubno lagu tuhmayo inay...