Turkiga oo ballaariyay awooddii diyaaradaha Droniska ee Bayraktar
Diyaarada Bayraktar TB3 ee aan duuliyaha lahayn (UCAV) ee ay sameyso shirkadda difaaca Turkiga ee Baykar ayaa gaadhay joog dhan 36,310 feet oo u...
26-ka june “Curashadii Maandeeq”
26-ka Juun waa maalin taariikh wayn ku leh Ummada Soomaaliyeed, islamarkaana ku daabacan qalbiga shacabka, kuna abuurtay dareen hiloow farxadeed leh, waxayna qiimahaasi ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh” ma jirto meel ay idiin ku tashadeen Dad Soomaaliyeed”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabadda 26-ka Juun oo ah maalinta xorriyadda gobollada Waqooyi ee dalka.
Madaxweynaha ayaa...
Taliye ku xigeenka cusub ee Booliska oo xilka la wareegay
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Taliye ku xigeenkii hore ee ciidanka booliska Soomaaliyeed S/guuto, Zakiya...
Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo kaalmo u dirtay deegaano ka tirsan Jubaland oo Khawaarijta laga...
Hay’adda maareynta musiibooyinka ee SoDMA ayaa maanta shixnado iskugu jira Teendhooyin, Marakaneecoyin iyo Daawooyin waxa ay u dirtay degaanka Buula Xaaji iyo tuuloyinka hoostaga...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan la qaatay safiirka Maraykanka
Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka FS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan la qaatay safiirka cusub ee dowladda Mareykanka usoo magacowday Soomaaliya Danjire...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Cumaan oo gaaray caasimadda dalkaas ee Masqad
Masqad: Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Saldanada Cumaan dannjire Bashiir Xasan Xaaji ayaa gaaray magaalada Masqad ee caasimadda dalkaas,...
Taliska Booliska oo ka digay in xabado la rido waqtiga dabaaldegga xorriyadda
War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa looga digay ciidamada qalabka sida iyo bulshada inay xabado ridaan waqtiga calan...
Wasiir Fiqi oo Xafiiskiisa ku qaabilay Kuxigeenka Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Talaado ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho,...
Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Garsoorka Shiinaha iyo Afrika
Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qayb galay shirka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee Afrika iyo Shiinaha, kaas...










