Wararka Gudaha

Shirweynaha Urur Goballeedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo maalintii labaad ka soconaya Muqdisho

0
Waxaa maalintii labaad magaalada Muqdisho ka soconaya shirweynaha Urur Goballeedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika, kaas oo  maanta lagu lafagurayo dood cilmiyeedyo ku saabsan in...

Todobaadka Xorriyadda iyo Guushii Gobanimadoonka

0
Waxaan ku guda jirnaa todobaadka xoriyadda ee Soomaaliya,sidaa daraadeed,waxaan soo qaadan doonaa qeyb kamid ah halgasnkii dadka Soomaaliyeed ay u galeen raadinta xoriyadda iyo...

Guddiga Qaran ee maalmaha Xoriyadda oo Muqdisho ku shiray

0
Quddiga Qaran ee Qabanqaabada Dabaaldagayada Toddobaadka Xorriyadda Soomaaliya oo Caawa Kulan ku Yeeshay Magaalada Muqdisho. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ahna Guddoomiyaha...

Danjiraha Soomaaliya ee QM oo khudbad ka jeediyey kulanka golaha ammaanka

0
New York: Wakiilka joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Danjire Abuukar Cusmaan oo maanta khudbad ka jeediyay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay...

Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka oo la kulmay safiirka Imaaraatka Carabta

0
Guddoomiyaha hay’adda maaraynta musiibooyinka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa la kulmay safiirka dowladda Iskutagga Imaaraatka Carabta danjire Axmed Jumca Al-rumeysi. Kulankaan ayaa diiradda lagu saaray...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay ahmiyadda shirka iskaashiga dhaqaalaha Blshada Bariga Afrika

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furay shirweynaha wadatashiga ee Dallada Bulshada Bariga Afrika ayaa sheegay in dadka iyo dowladda...

Xubin katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

0
Isxaaq Sheekh Cali Cabdullahi oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay Taliska qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ninkaan oo 14 sano...

Shirka Xoojinta Iskaashiga dalalka EAC oo Muqdisho ka furmay

0
Shirwaynaha xoojinta iskaashiga ee Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan oo socon doona muddo laba cisho ah ayaa...

‘Waxbarashadu waa himillo weyn oo la mid ah Amniga’ (WARBIXIN)

0
Waxbarashada iyo xilligii ka dambeeyay gobannimada Horumarinta Waxbarashada ayaa markiiba noqotay waxa ugu horreeyay ee la dardar galiyay markii xornimada la qaatay ee dhidibbada...

Sacuudi Carabiya oo shaacisay tirada rasmiga ah ee dadka ku dhintay xajka sanadkaan

0
Illaa kun sadex boqol iyo koow qof (1,301) qof ayaa ku dhintay xajka sanadkaan ee Sacuudi Carabiya ,kadib markii la sheegay in badi dadka...