Wararka Gudaha

Xuska 27-ka June ee Maalinta Xorriyadda Jabuuti

0
Dadka reer Jabuuti waxa ay ka mid yihiin shucuubta Soomaalida ee nasiibka u helay in ay ku noolaadaan geeska Afrika,gaar ahaan deegaanada Soomaalida ee...

Askar loo soo xiray xabado sharci darro ah oo ay xalay rideen

0
Hawlgal ay fuliyeen Ciidanka Booliska gobolka Banaadir oo kaashanaya hay’adaha kale ee ammaanka caasimadda ayaa soo xiray eedeysanayaal gaaraya 9-Askari oo ka kala tirsan...

Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta oo abaalmarin guddoonsiisay warbaahinta Qaranka

0
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta XFS ayaa Shahaado Sharaf ku abaal marisay Warbaahinta Qaranka oo shaqo wanaagsan ka qabatay soo gudbinta xogta rasmiga ah...

Wasiirka waxbarashada oo kulan la qaatay kormeerayaash imtixaanka dugsiga sare

0
Wasiirka wasaaradda waxbarashada dowladda FS ayaa maanta kulan la qaatay kormeerayaasha imtixaanka shahaadiga ee ka hawl galaya gobolka Banaadir. Ujeedka kulanka ayaa ahaa in wasiirka...

Soomaaliya iyo ururka sanduuqa horumarinta Caalamiga ah ee OPEC oo heshiis kala saxiixday.

0
Vienna: Wasiirka wasaaradda maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Vienna ee xarunta Wadanka Austria, ayaa heshiis muhiim ah la...

Safiirka cusub Soomaaliya u magacawday Cumaan oo shaqada la wareegay

0
Masqad : Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Cumaan oo maanta u dabaal-degtay munaasabadda 26-ka Juun oo ku beegan sannad guurrada 64-aad ee ka...

Dadka Gaza oo wajahaya xaaladihii ugu darnaa ee dhanka nolosha

0
Duqeymo ay fuliyeen ciidanka Israa’iil ayaa lala beegsaday xarun ama goob gabbaad ah oo ku taal magaalada Gaza iyo xero ay ku nool yihiin...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax dhigay taallada dhagax-tuur

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maamuusaya halgankii gobonnimo doonka Soomaaliyeed iyo halyeeyadii naftooda u huray xornimada, qarannimada iyo midnimada dalkeenna...

Ciidanka Xoogga oo dilay 7 xubnood oo Khawaarijta ka tirsanaa

0
Galgaduud:-Howlgal afjar ah oo ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka ay ka fuliyeen deegaanka Cali-cadhoole oo 33 KM waqooyi ka xiga degmada Ceeldheer ee gobolka...

Wasiir Roobow” Waxaan soo marnay iyadoo xujeydeenu Buundooyinka hoos daadsan tahay maanta meel fiican...

0
Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali ayaa Magaalada Makkah ee Boqortooyada Sacuudiga uga qeyb galay Munaasabad Ballaaran oo lagu soo gebagabeynayay...