MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO DHIGGIISA DALKA MASAR OO KA WADA HADLAY XAALADDA GOBOLKA
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka Taleefanka ay ku wada xiriireen dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siis ayaa ka wada...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Khamiis
Warbixinta Toddobaadlaha ee
Dowladda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho, Khamiis, 4-ta July 2024
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hambalyo ku aaddan xuska maalinta xornimada...
Howlgallo Qorshaysan oo laga fuliyay deegaanno hoosta Buuloburde
Ciidanka XDS gaar ahaan Ururka 291aad Guutada 29-aad ee daljir ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanno hoostaga degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiran, halkaas oo...
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirweynaha Hay’adaha isgaarsiinta adduunka (GSR-2024),
Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Mudane Mustafa Yaasiin Sheekh, ayaa ka qeybgalay Shirweynaha Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-2024), kaas oo uu soo qabanqaabiyay Midowga...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Guddida Joogtada ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo ku qabsoomay...
Ra”iisul wasaare Xamse iyo wafdi oo hoggaaminayo oo safar ugu baxay Dalka Ciraaq
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Jamhuuriyadda Ciraaq, kadib markii...
Madaxweynaha Mareykanka oo hambalyo ku aaddan maalmaha xoriyadda la wadaagay Madaxweyne Xasan Sheekh
Farriin qoraal oo uu soo diray Madaxweynaha Dowladda Mareykanka Joe Biden oo nuqul ka mid ah Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ay soo gaarsiisay Safaaradda Dowladda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maalintii 2-aad ku sugan furimaha dagaalka Khawaarijta
Wargaadhi: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur-galaya xaaladda Ciidamada Qalabka Sida iyo furimaha dagaalka ka dhanka ah argagixisada ayaa...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in Qorshaha Xukuumadda uu yahay in kala bar miisaaniyadda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo daahfuray Toddobaadka Qaran ee Horumarinta Kalluumeysiga Soomaaliya, ayaa sheegay in la joogo xilligii...
Ra’iisul wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre : Cid laga aqbalaayo malahan Kalluumaysi sharci daro...
Ra’iisul wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay inaan cidna laga aqbalayn Kalluumeysi sharci darro ah dowlado badanna lagu dacweeyay jiriifka ay ka sameeyaan...









