Wararka Gudaha

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo guddoomiyay shir ku saabsan xasillinta deegaannada Hirshabelle

0
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shir ku saabsan xasillinta deegaannada Hirshabelle oo uu goobjoog ka ahaa Madaxweynaha dowlad goboleedka...

Wasiirka Maaliyadda XFS “Canshuur bixintu waxay kaalin ka qaadataa iskaashiga ganacsatada iyo dowladda”

0
Wasiirka Maaliyadda Biixi Iiman Cige ayaa sheegay in canshuur bixintu ay kaalin ka qaadato iskaashiga ganacsatada iyo dowladda si loo gaaro horumar guud.” Wasiirka Maaliyadda...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Madaxa Midowga Yurub u qaabbilsan arrimaha Bani’aadannimada

0
-Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda kula kulmay Madaxa Midowga Yurub u qaabbilsan arrimaha Bani’aadannimada ee Xafiiska Soomaaliya EU...

Shirweyne lagu dersayo maalgashi dhex mara dowladda iyo ganacsatada oo ka furmay Muqdisho

0
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay madal lagu magacaabo Magan Forum, taas oo lagu sahminayo iskaashi maalgashi dhexmara dowladda iyo ganacsatada Soomaaliyeed. Shirkan ayaa waxaa...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo xarigga ka jaray xarumo cusub oo laga hirgeliyay Dekedda...

0
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa ee XFS mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) oo uu wehliyay Wasiirka Dekadaha XFS mudane, C/llaahi Axmad Jaamac...

Wasiirka Difaaca XFS ”Dagaalka Khawaarijta dalka looga saarayo saraakiil badan ayaa lagu dallacsiiyay kuwa...

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa sheegay in inta uu socday dagaalka Khawaarijta dalka looga saarayo saraakiil badan la dallacsiiyay kuwa kalena...

Xuska maalinta caalamiga ah ee Bani’aadannimada Adduunka oo Muqdisho lagu qabtay

0
Guddoomiyaha Hay’adda maareeynta masiibooyinka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa ka qayb-galay munaasabadda maalinta caalamiga ah ee Bani’aadannimada Adduunka oo la xuso sanad walba 19-ka...

Wasiir Biixi “Ganacsatadu canshuur ma diidana weyna bixiyaan”

0
Wasiirka wasaaradda maaliyadda dowladda FS mudane Biixi Iimaan Cige oo maanta ka hor hadlay golaha shacabka Jamhuuriyadda FS ayaa sheegay in cabashada ganacsatada Muqdisho...

Aqalka sare oo ka dooday dib u soo celinta Shilinka Soomaaliga

0
Ku simaha guddoomiyaha ahna guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha aqalka sare mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu weheliyay guddoomiye ku xigeenka 2-aad mudane...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Shacabka ugu baaqay in bixiyaan Canshuurta

0
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday qaadista canshuurta Gadista ee loo yaqaan(VAT) Xildhibaanada qaar oo ka hadlay kulanka ayaa soo dhaweeyay...